Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aamisay in TV-yada Somaliland ka hawl gala warka Soomaaliya dib u...

Warsaxaafadeed kasoo baxay, wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in kulan maanta ka dhacay xafiiska wasiirka wasaaraddaas, lagu gorfeeyay, sidii...

KHASAARAHA QARAX KA DHACAY MUQDISHO

Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay magaalada muqdisho. Jeneraal Maxamed Dhoore ayaa gaadhigiisa oo nooca surf ahaa...

NIN ISAGA OO NOOL JIDHKIISA LAKALA JARJARAY SI LOO BADBAADIYO

Alex Lewis, wuxuu ahaa nin caafimaad qaba oo ay dhamays yihiin dhammaan xubnaha jidhkiisu, wuxuu aad u jeclaa ilmihiisa yar iyo xaaskiisa. Maalin maalmaha kamid...

XULKA QARANKA SOOMAALIYA OO HARARE KA DEGAY

Xulka qaranka dalka Soomaaliya ayaa ka degay magaalada Harare ee waddanka Zimbabwe, iyadoo la filayo in ay halkaas kula dheelaan xulka Zimbabwe. Soomaaliya ayaa guul...

ALSHABAB OO JOOJISAY DHISMAHA STADIUM MUQDISHO

Sida uu baahiyay talafishanka afka Soomaaliga ku hadla ee Universal, amar kasoo baxay kooxda alShabab ayaa lagu joojiyay dayac-tirkii garoonka Stadium Muqdisho. Al-shabaab ayaa la...

Xisbiyadda mucaaradka somaliland oo soo saaray War-Saxaafadeed ay kaga hadlayaan doorashooyinka

Xisbiyadda mucaaradka ah ee somaliland ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen magaaladda hargaysa kulankan oo ahmiyadiisu ahayd sidii ay xisbiyadda mucaaradka ahi uga...

Talaabo Noocee ah ayaa Laga Qaaday Wariyihii Soo Diyaarisay Barnaamijkii Ka Baxay Horyaal TV

Maamulka Wargeyska Dawan oo ku hadla afka dawladda ayaa shaqadii ka joojiyay Wariye Sagal Cabdiraxmaan. Arrintan ayaa ka danbaysay ka dib markii ay Wariye Sagal...

WARGAYS SOOMAALIDA KU TILMAAMAY DARBI-JIIF

Wargayska kasoo baxa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga ee ArabNews ayaa maalintii Khamiista daabacay qormo ay badi dadka Soomaalida ahi ka cadhoodeen. Wargayska ayaa sheeko...

Addis Ababa: Ethiopia oo Albaabada u Furtay Jeelkii Dadka Lagu Ciqaabi Jiray

Dawladda Ethiopia ayaa taariikhda Markii ugu horeysay Albaabadda u furtay jeelka weyn ee caanka ah ee lagu magacaabo Maekelawi. Jeelkan oo ku yaala Magaaladda Addis...

Dawladda Ethiopia Oo Ka Hadashay Safarkii Madaxweynaha Somaliland ee DJabouti

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa si kooban uga hadashay socdaalkii uu Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi toddobaadkan ku tagay dalka Djibouti iyo kulankii...

HADALADII CAANKA AHAA EE ROBERT MUGABE

Robert Mugabe, madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe, oo maalintii jimcaha ahayd geeriyooday ayaa lagu yaqaanay hadalada kaftanka ah, isagoo marar badan shirar caalami ah...

KHAYRE OO BAYDHABO KULA KULMAY BEESHA CAALAMKA

Xasan Cali Khayre, raysalwasaaraha dawladda Soomaaliya, ayaa magaalada Baydhabo kula kulmay safiirada wadamada shisheeye u jooga Soomaaliya, iyo madaxda hay’adaha caalamiga ah ee ka...

Madaxweyna Kenya Oo Xilka Ka Qaadi Doona Wasiirka Arrimaha Dibedda Monica Juma

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa laga soo xiganaya ilo ku dhow inuu wado qorshe uu shaqada uga ceyrinayo wasiirka arrimaha dibadda Monica Juma,sida...

Abbaanduulaha Ciidamada Somaliland, oo u jawaabay taliyaha ciidanka Puntland.

Abbaandulaha koowaad ee ciidamada qaranka Somaliland sarreeye guuto Cabdirisaaq Siciid Bullaale, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta miiska saarkiisha ee magaalada Hargeysa,...

Muhaajiriin Soomaali Ku Jirto Oo Lagu Xidhay Dalka Turkey .

Ilaaladda  xeebaha dalka , ayaa maalintii Jimcihii qabtay  236 muhaajiriin sharci daro ah oo isku dayey in ay galaan  Jasiiarad ku taalla dalka Giriiga...

Ciidamada Maraykanka ee Muslimiinta ah

Ciidamada Maraykanku, waa kuwa ugu awoodda badan dunideenna, dhan kastoo laga eego. Dad badan ayaa Maraykanka ku tilmaama  inuu u dhaqmo sidii uu isagu Boolis...

Mareeyaha Wakaaladda Biyaha oo Hortagay Gudida Joogtadda ah Gollaha Guutidda.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka u yeedhay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaaladda Hargeysa Maxamed Cali Daarood. Kulankan oo ahaa Mid ay gadhwadeen ka ahaayeen Guddiga Joogtada...

Somaliland oo Markii ugu Horaysay Lagu Qabtay Shirwaynaha Technologyadda

Munaasibadda oo Si Toosa uga Socota Magaaladda Hargaysa Waxaa Kasoo Qayb Galay Madaxwayne kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan ismaciil Saylici, Wasiirka Ticknoolajiyadda Dr Cabdiwali iyo Wasiiro...

Uhuru Kenyatta iyo Wasiirkiisa Arimaha Dibadda oo Isku Khilaafay Arrinta Kiiska Badda.

Khilaaf Xoogan ayaa Ka Dhex Jira Madaxda ugu Saraysa Dalka Kenya Kaas oo Salka ku Haya Kiiska Badda ee Ka Dhexeeya Dalalka Kenya iyo...

SUDAN OO GOLE-WASIIRO AH YEELATAY ALBASHIIR KADIB

Sudan waxay markii ugu horeysay yeelatay golahaeeda wasiirada, tan iyo intii xukunka laga tuuray madaxweynihii mudad adheer u talinayay ee Cumar Xasan alBashir. Raysalwasaaraha Sudan,...