Madaxwaynihii Hore ee Zimbabwe oo Xaaladiisa Caafimaad Laga Dayrinayo

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Zimbabwe Robert Mugabe Oo 94 Jir Ah Ayaa Socodka Tahli Waayay Kadib Xanuun Lasoo Darsay Sida Uu Warbaahinta U Shegay...

Xogheyihii Hore QM Kofi Anaan oo geeriyooday Maanta

Xog-hayihii hore ee Qaramada oo ku guuleystay mar abaal-marin Nobel Peace Prize ayaa ku geeriyooday da’da 80 sano Sabtidii maanta. Annan ayaa noqonaya qofkii ugu...

Kenya oo Saddex Nin u Maxkamadaysay Weerarkii Lagu Qaaday Jaamcadda Gaarisa

Maxkamad ku taala dalka kenya ayaa sheegtay in saddex nin ay ku heshay danbi la xidhiidha in ay ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaaday...

Macluul soo wajahday qaxootiga Yemen ee ka soo cararay dalkooda

Ilaa 2-kun oo qaxooti ah ayaa la halgamaya sidii ay uga badbaadi lahaayeen macluusha kadib markii ay ka soo barakaceen gudaha dalka Yemen oo...

Tanzaaniya oo Laga Dhisayo Dhaamka ugu Wayn Beriga Africa ee Koronto Laga Dhaliyo

Madaxweynaha Dalka Tanzaaniya, John Magafuli, ayaa Saxeexay Heshiish Lagu Dhisayo Dhaam Wayn oo Laga Dhalin doono Koranto, iyadoo Lagu Wado in uu Mashruucani noqdo...

Afgaanistaan ​​oo wada hadallo la leh Taliban

Madaxwaynaha Afqaanistaan ​​Ashraf Ghani ayaa u aqoonsaday Taliban in ay tahay koox siyaasadeed   isaga  oo  sheegay in uu horseedi doono wadahadallo loogu talagalay in...

Ra’Iiisal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho

Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Soo Caga Dhigatay Wafdi Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminayo Ra’Iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,Oo Markii Ugu Horeysay Soo Gaadhay Soomaaliya...

Wararkii Ugu akhriska badnaa