Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa lagu qabtay xabsiyada Israaiil

Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa lagu qabtay xabsiyada Israaiil iyadoon wax dacwad ah Loo Haysan ama maxkamad la horkeenin War saxaafadeed ay si wadajir u soo...

Aqalka Sare Oo Guddi U Saaray Khilaafka Baarlamaanka

Golaha Aqalka Sare Ee Somalia Ayaa Guddi U Saaray Khilaafka Ka Dhex Taagan Golaha Shacabka Somalia, Kulanka Oo Ahaa Mid Ay Albaabadu U Xidhnaayeen Ayaa...

Somalia Ayaa Dacwad Ka Dhan Ah Imaraatka Carabta U Gudbisay Golaha Amaanka Ee Qaramada...

Soomaaliya Waxay Ku Boorrisay Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay In Ay Tallaabo Ka Qaadaan Dhismaha Xarun Millatari Oo Imaaraadka Ku Yeelanayo Somaliland. Safiirka Soomaaliya U...

Wiil Gabadh yar kula kacay kufsi oo lagu dilay dalka Pakistan

Imran Cali ayaa lagu xukumay Dil Toogasho ah sida ay warbaahinta u sheegeen xeer ilaaliyeyaashu.   Maxkamad ku taala magaalada Lahore ayaa waxaa dil lagu xukumaday...

Tog-Wajaale: Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Nashqadaynta Magalada

https://www.youtube.com/watch?v=AkxNMSGI_wk&feature=youtu.be

Barnaamij Ku Saabsan Mashruuci Biyo balaadhinta Magaalada Hargeysa

https://www.youtube.com/watch?v=pNuCTsyVX0o

Dagaalka Suuriya oo maraya ‘maalinta ugu dhimashada badanaa’

Kolonyada gargaarka bani'aadamnimada ma aysan awoodin in ay sahay siiyaan dadka degan xuduuda Bariga Quuta ee Suuriya, iyada oo diyaaradaha dagaalka ee dawladda ay...

Qarashka Guurka Ayaa Hoos Loo Dhigay Qaybo Kamida Gobalada Somalia

Wareegto Kasoo Baxday Maamulka Gobolka Gedo Ayaa Lagaga Mamnuucay Shacabka Ku Dhaqan Degmadaasi, Gaar Ahaan Lamaaneyaasha In Maharkooda aanay Ku Qabsan Karin Hoteelada Oo...

Guddoomiye Jawaari oo Imika is casilay

Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey Ayaa Goor Dhawayd Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya U Akhriyay Warqad Is Casilaad Ah Oo Ka Timid Guddoomiyihii Golaha...

Wararkii Ugu akhriska badnaa