Xisbiga Sooshiyaal-ka Jarmalka oo dib ugu laabtay Isbahaysiga Merkel

Xubno ka tirsan xisbiga dimoqraadiga ee Jarmalka (SPD) ayaa u codeeyay inay ku biiraan isbahaysiga xisbiyada Chancellor Angela Merkel sida lagu sheegay bayaanka xisbigu...

Madaxwaynaha Ruushka Ayaa Shaaciyay Inuu Dalkiisu Samaystay Nikliyeer Casri Ah

Madaxweynaha Ruusha, Vladamir Putin Ayaa Khudbaddiisii Sanadlaha Ahayd, Ee Uu Ka Horjeediyay Baarlamaanka Dalkaasi Ku Sheegay In Dalkiisu Uu Samastay Gantaal Baalisti Ah, Kaasi...

Xildhibaanada Maraykanka Oo Kasoo Horjeestay Dagaalka Yeman

Xildhibaano Ka Tirsan Xisbiyada Dimuqraadiga Iyo Jamhuuriga Ayaa Golaha U Gudbiyay Mooshin Xukuumadda Lagaga Dalbanayo Inay Joojiso Ka Mid Ahaanshaha Dagaalka Sucuudigu Ka Wado...

Amiirka Dalka Qatar Oo Martiqaad Ka Helay Doland Trump

Dowladda Qadar ayaa ku dhawaaqday in Emir bin Hamad al Thani uu ka qayb gali doono kulan rasmi ah oo ka dhici doona Washington,...

Sacuudiga iyo UAE Oo Isku dayaya in ay wadahadal la yeeshaan Qadar

Dhowr hoggaamiye oo ka tirsan Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC) ayaa la qorsheeyay in ay la kulmaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump bilaha soo socda, sida...

QM Oo Dib U Dhigtay Cod Lagu Doonayay Xabbad Joojinta Suuriya Iyada Oo Dhimashadu...

Iyadoo tirada dhimashada ee Bariga Magaalada Quuta ee Dalka Suuriya 470 Sii marayso,Hadana Golaha Ammaanka ee QM ayaa codka qaraarka ah ku raadinaya xal...

Yaa noqon doona ra’iisul-wasaaraha cusub ee Itoobiya?

"Dadka reer Itoobiya uma baahna isbedel ilaaliye, waxay u baahan yihiin isbedel guud Oo dawladda ah - isbeddel firfircooni ah, isbedel Siyaasi ah, Hailemariam, oo...

Hogaamiyayaasha aduunka oo ka tagaya ku dhaqanka xuquuqda aadanaha

Hoggaamiyayaasha adduunka ayaa wiiqaya xuquuqda aadanaha malaayiin qof oo leh siyaasado isdaba joog ah iyo hadalo naceyb ah, laakiin tallaabooyinkoodu waxay cambaareeyeen dhaqdhaqaaqyada caalamiga...

Kuuriyadda Woqooyi oo laashay Kulan ay la yeelan lahayd Madaxwayne ku xigeenka Dalka Maraykanka

https://www.youtube.com/watch?v=5ARdEg1i1vk&feature=youtu.be

Mashruucii shiidaal baadhista ee laga daahfurayey magaalada Berbera oo hakad ku yimi!

https://www.youtube.com/watch?v=xnSUmD6G5H4&feature=youtu.be

Mohamoud Abbas wuxuu ku baaqay shir nabadeed oo caalami ah

Madaxweynaha Falastiin Mahmoud Abbas ayaa ku baaqay shir caalami ah oo la qabanayo badhtamaha 2018 si dib loogu furo wadahadalkii Israel iyo Falastiin. Mohamoud Abbas...

Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Kulan La Qaatay Maamulaha Guud Ee Shirkadda DP WORLD

https://www.youtube.com/watch?v=MUpY3U9o_T0&feature=youtu.be

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Masar U Qaabilsan Somaliland iyo...

https://www.youtube.com/watch?v=DrsqaQFNrKA&feature=youtu.be

Falastiniyeenta ayaa raadinaya beddelka Mareykanka ee dhexdhexaadinta nabada Gobalka

Madaxwaynaha Falastiiniyiinta ayaa la filayaa in aw u sheego Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu doonayo isbahaysi cusub oo caalami ah oo dhexdhexaadin...

baadhitaanka Ruushku waxay sii Xoojinaysaa eedeynta

siyaasadda Dalka Mareykanka ayaa fashilantay kadib markii ay sii socotay eedeynta ah in koox dhallinyaro Ruush ah, lagu eedeeyay in ay ku lug lahayeen...

“Ruushku wuxuu udub dhexaad u yahay cayaaraha dibloomaasiyada ee Reer galbeedka

Madaxwaynaha Ruushka ayaa kala qaybiyay siyaasadda diblomaasiyadeed ee maraykanka ee Donald Trump, Laakiin inkastoo ay muujinayso taasi cadho cad oo ka dhan ah Ruushka intii...

Iran iyo Hindiya ayaa kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo xidhiidhka

Iran iyo Hindiya ayaa kala saxiixday sagaal heshiis, oo ay ku jiraan qayb ka mid ah kireysiga dekedda Iran oo ay dhistay shirkad India...

Iran ayaa ku Tilmaamtay Israel in ay tahay gardarrada ugu wayn ee gobolka

Iran ayaa ku Tilmaamtay Israel in ay tahay gardarrada ugu wayn ee gobolka   Isbadal xoogan ayaa ka dhex muuqday shir weyn oo ka dhacaya magaalada...