Theresa May oo Markale ka Badbaaday Mooshin Xilka Xayuubis ahaa.

Raysal wasaarha dalka ingiriiska theresa may ayaa wada qorshe kale oo ingiriisku uu kaga bixi karo midawga yurub, kadib markii ay ka badbaaday mooshin...

Dawladdo Badan Oo Ku Dhawaaqay Inay Caydhiyeen Dublomaasiyiin Ruush Ah

Canada, Maraykanka, Ukraine, France, Poland,Germany,Denmark,Italy, Spain, iyo wadamo badan Oo Ka Tirsan Midowga Yurub Ayaa Ku Dhawaaqay In Ay Dalalkooda Ka Eryi-doonaan Boqolaal Dublomaasi...

Itoobiya may dhexdhexaadinaysaa Soomaaliya iyo Somaliland?

Dawladda Soomaaliya ayaa Ka Hadashay Kulan ay Magaaladda Adis Ababa Ku Yesheen Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Ra;iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed. Soomaaliya Waxay...

Maxaa xilligan kusoo beegay Magacaabista iyo Xil-ka-qaadista uu sameeyay madaxwayne Muuse Biixi?

Wareegto madaxwayne, oo maanta laga soo saaray aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa u dhignayd sida tan: Wareegto Madaxweyne Ujeeddo: Xil Ka-qaadis Ku: Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax Wasiirkii hore ee...

Jabuuti: Dood adag oo Wali ka Dhex Taagan Somaliland iyo Soomaaliya.

Shirkii Madasha Aragti Wadaaga Somaalida ee ka Socda Waddanka Jabuuti ayaa Lagaga Dooday Qadiyadda ka Dhex Taagan Somaliland iyo Soomaaliya. Shirkan oo ay Soo Qaban...

Hogaamiyeyaasha itoobiya iyo Eritrea oo Gaadhay Dalka Koonfurta Sudan.

Madaxweyneyaasha Wadamada Eritrea iyo Itoobiya ayaa Ka Degay Magaalada Juba Ee Caasimada Dalka Koonfurta Sudan, Halkaas oo uu Ku Qaabilay Madaxweyne Salva Kiir, Madxweynaha...

Saamaynta Cunaqabataynta Maraykanka ee uu Iiraan saarayaa wax saamayn ah maku leedahay dalkaas?

Maalintii ugu dambaysay sannadkii 2019-ka, madaxwaynaha dalka Iiran Xasan Rooxaani, ayaa sheegay in wareegyo is xigxiga oo cunaqabatayn ah taasoo uu Maraykanku saaray Iiran,...

Trump oo Qariyey Macluumaadka Kulan uu la yeeshay Madaxwaynaha Ruushka

Madaxweynaha dalka maraykanka, donald trump ayaa qariyay macluumaadka kulan uu sanadkii hore la yeeshay madaxweynaha dalka ruushka Vladimir putin, sida uu ku waramay wargayska...

Urur Gobolleedka IGAD Ayaa Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xiisada Siyaasadeed Ee Somalia

Urur Goboleedka IGAD Ayaa Walaac ka muujiyay Xiisada Siyaaasadeed Ee Ka Taagan Soomaaliya, Taasi Oo U Dhaxeysa Golaha Shacabka Iyo Xukuumadda. War Saxaafadeed Ka Soo...

Maraykenka oo Dib u eegis ku Samaynaya Ganacsiga ay Wadaagaan Turkiga iyo Hindia.

Dawladda Maraykenka ayaa ku dhawaqday in ay dib u eegis ku samaynayso ganacsiga ay la leedahay dalalka Turkiga iyo Hindia. Madaxwayne donald trump ayaa sheegay...

Wefti ka Socda Qaramadda Midoobay oo Muqdisho soo gaadhay.

Magaaladda Muqdisho Waxaa Lagusoo Dhaweeyay Wefti Balaadhan oo ay Hogaaminayso kaaliyaha xoghayaha guud ee QM U Qabilsan Arrimaha siyaasadda, Rosemary DiCarlo. Weftigan ayaa Waxaa Dalka...

Ruushka Oo 23 Diblomaasiyiin Ingiriis Ah Ku Riday Maxkamad

Ruushka Ayaa Dib U Celin Doona 23 Diblomaasiyiin Ingiriis Ah Kaa Oo Kasoo Horjeesanaya Talababadii Boqortooyada Ingiriiska Hore Ay U Shaacisay In Diblomaasiyiin Ruush...

Madaxwayne Farmaajo oo Adis Ababa Lagusoo Dhaweeyay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Lagusoo Dhaweeyay Magaaladda Adis Ababa ee Dalka Itoobiya. Weftiga Madaxwayne Farmaajo Waxaa Madaarka Kusoo Dhaweeyay...

Soomaaliya iyo Qaramadda Midoobay oo Heshiis Kala Saxiiday.

Dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa Heshiis ka Kooban Dhowr Qodob Ku Kala Saxiixday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaramadda Midoobay waxaa Heshiiskan u Matalayey...

Madaxweynaha Mareykanka Oo Xilkii Ka Qaaday Rex Tillerson,

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ceydhiyay Rex Tillerson oo ahaa xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka wuxuuna ku bedelay agaasimaha CIA Mike Pompeo. https://www.youtube.com/watch?v=Gb6QfhbimHI Sida laga soo xigtay...

Maraykanka oo ka soo horjeeda wadahadalka Nabada Taliban iyo Afqanistaan:

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa Maanta sheegay in ay Afganistaan ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin Wadad Hadalada Lagu Doonayo in...

Madaxwaynaha somaliland iyo xisbiyada Mucaaridka ah oo kawada hadlay khilaafka Somaliland iyo Soomaaliya

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse bixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga...

Xukuumadda Somaliland ayaa dacdad ka gudbisay laanta Af-soomaaliga ah ee idaacada BBC

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi faarax (guri barwaaqo) ayaa sheegay in ay warqad ay ku cadeynayso in laanta afsomaliga ee...

Maraykanka Oo Soo Dhaweeyay Wadahadalada Afganistaan iyo Ururka Taalibaan

Maraykanka ayaa ku amaanay madaxweynaha Afqaanistaan ​​Ashraf Ghani in uu wadahadal la furo Talibanka. "Waxaan mar walba sheegnay in cabashooyinka sharciga ah ee ay qabaan...

Waqooyiga Kuuriya ayaa Sheegay in uu xakameynayo hubka nukliyarka

Waqooyiga Kuuriya ayaa aqbalay in uu xakameeyo hubka nukliyeerka, haddii amnigeeda la damaanad qaadi karo, la taliyaha sare ee koonfurta Kuuriya ayaa sheegay. Chung Eui-yong...