Itoobiya: Xisbiga EPRDF Ayaa Aqbalay Iscasiladii Raysal Wasaaraha

Xisbiga haya talada dalka Itoobiya EPRDF ayaa aqabalay iscasiladdii raysal wasaaraha Itoobiya Hailamariam Desalegn. Xsibiga ayaa sheegay inuu xilka sii haynayo inta xilka looga...

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Masar U Qaabilsan Somaliland iyo...

https://www.youtube.com/watch?v=DrsqaQFNrKA&feature=youtu.be

Waqooyiga Kuuriya ayaa Sheegay in uu xakameynayo hubka nukliyarka

Waqooyiga Kuuriya ayaa aqbalay in uu xakameeyo hubka nukliyeerka, haddii amnigeeda la damaanad qaadi karo, la taliyaha sare ee koonfurta Kuuriya ayaa sheegay. Chung Eui-yong...

Dawladdo Badan Oo Ku Dhawaaqay Inay Caydhiyeen Dublomaasiyiin Ruush Ah

Canada, Maraykanka, Ukraine, France, Poland,Germany,Denmark,Italy, Spain, iyo wadamo badan Oo Ka Tirsan Midowga Yurub Ayaa Ku Dhawaaqay In Ay Dalalkooda Ka Eryi-doonaan Boqolaal Dublomaasi...

Dawlada Imaaraadka Carabta Ayaa Ciidamo U Tababaraysa Somaliland

Sida Ay Daabacday Wakaalada Wararka Ee Reuters Dowladda isutaga Imaaraadka Carabta Ayaa La Filayaa In Ay Tababar Siiso Ciidamada Somaliland, Arintan Ayaa Qeyb Ka...

Laba Sanno Kadib Maxaa u Qabsoomay Maxaase ka Qabyaa Madaxwayne Farmaajo?

Maanta oo Kale 8-February 2017- ayaa Laba Sanno Laga Joogaa Maalintii Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya loo Doortay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Hadaba Maxaa U Qabsoomay...

“Ruushku wuxuu udub dhexaad u yahay cayaaraha dibloomaasiyada ee Reer galbeedka

Madaxwaynaha Ruushka ayaa kala qaybiyay siyaasadda diblomaasiyadeed ee maraykanka ee Donald Trump, Laakiin inkastoo ay muujinayso taasi cadho cad oo ka dhan ah Ruushka intii...

Xildhibaanada Maraykanka Oo Kasoo Horjeestay Dagaalka Yeman

Xildhibaano Ka Tirsan Xisbiyada Dimuqraadiga Iyo Jamhuuriga Ayaa Golaha U Gudbiyay Mooshin Xukuumadda Lagaga Dalbanayo Inay Joojiso Ka Mid Ahaanshaha Dagaalka Sucuudigu Ka Wado...

Urur Gobolleedka IGAD Ayaa Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xiisada Siyaasadeed Ee Somalia

Urur Goboleedka IGAD Ayaa Walaac ka muujiyay Xiisada Siyaaasadeed Ee Ka Taagan Soomaaliya, Taasi Oo U Dhaxeysa Golaha Shacabka Iyo Xukuumadda. War Saxaafadeed Ka Soo...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa is casilay

Ra'iisul wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay in uu is casilay   is Casilaada Hailemariam Desalegn ayaa ku soo beegantay Xili ay Dalka Ethiopia Ka jirto xiisad siyaasadeed...

Mashruucii shiidaal baadhista ee laga daahfurayey magaalada Berbera oo hakad ku yimi!

https://www.youtube.com/watch?v=xnSUmD6G5H4&feature=youtu.be

Iran ayaa ku Tilmaamtay Israel in ay tahay gardarrada ugu wayn ee gobolka

Iran ayaa ku Tilmaamtay Israel in ay tahay gardarrada ugu wayn ee gobolka   Isbadal xoogan ayaa ka dhex muuqday shir weyn oo ka dhacaya magaalada...

Xisbiga Ucid Oo Maanta War Saxaafadeed Ka Soo Saarey Mawqifkiisa Shirkada imaraatka

Xisbiyada Mucaradka Dalka Ayaa Si Isku Mida Walaac Uga Muujiyay Shirkad Hadal Hayteedu Maal Mihii U Danbeeyay Ku Badnayd Somaliland Oo Laga Hirgaliyay Dalka...

Siyaasi Kasoo Jeeda Qoomiyadda Oramadda Oo Loo Doortay Raysal Wasaaraha Itoopiya

War-Saxaafadeed Kasoo Baxay Xisbiga Taladda Haya Ee Dalka Itoopiya Ayaa Lagu Sheegay In Axmed Oo Ka Soo Jeeda Qowmiyadda Oromo Aw Ku Guulaysay Kursiga...

baadhitaanka Ruushku waxay sii Xoojinaysaa eedeynta

siyaasadda Dalka Mareykanka ayaa fashilantay kadib markii ay sii socotay eedeynta ah in koox dhallinyaro Ruush ah, lagu eedeeyay in ay ku lug lahayeen...

Wefti ka Socda Qaramadda Midoobay oo Muqdisho soo gaadhay.

Magaaladda Muqdisho Waxaa Lagusoo Dhaweeyay Wefti Balaadhan oo ay Hogaaminayso kaaliyaha xoghayaha guud ee QM U Qabilsan Arrimaha siyaasadda, Rosemary DiCarlo. Weftigan ayaa Waxaa Dalka...

Madaxweynaha Mareykanka Oo Xilkii Ka Qaaday Rex Tillerson,

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ceydhiyay Rex Tillerson oo ahaa xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka wuxuuna ku bedelay agaasimaha CIA Mike Pompeo. https://www.youtube.com/watch?v=Gb6QfhbimHI Sida laga soo xigtay...

Cyril Ramaphosa ayaa loo dhaariyay madaxweynaha koonfur Afrika

Cyril Ramaphosa, oo madax ka ahaa xisbiga (ANC), ayaa loo dhaariyey madaxweynaha Koonfur Afrika, wax ka yar 24 saacadood ka dib markii uu is...

Wararkii Ugu akhriska badnaa