Askari katirsan ciidanka dawladda Soomaaliya ayaa ku geeryooday qarax miino dhulka la geliyay halka...

Wararka ka imanaya deegaanka Aw-dheegle oo katirsan gobolka Shabeellaha hoose, ayaa sheegay in qarax lala beegsaday baabuur ay saarnaayeen qaar kamid ah ciidanka dawladda...

Markab ay saaran yihiin 3,500 oo qof, ayaa ku xanniban xeebta California cudurka Coronavirus...

Markab kuwa xamuulka qaada ah oo ay saaran yihiin dad tiradoodu dhan tahay 3,500 oo qof ayaa ku sugan xeebta gobolka California ee dalka...

27 Qof ayaa ku geeryooday xaflad ka dhacaysay dalka Afgaanistaan

Ugu yaraan 27 qof ayaa la dilay kadib markii rag hubeysan ay weerareen xaflad ka dhacday caasimada Afghanistan halkaas oo uu ku sugnaa hogaamiyaha...

Dhaqaalaha dunida oo hoos u dhacaya kadib Coronavirus

Qiimaha suuqyada dunida ayaa hoos u dhacay saacadihii lasoo dhaafay, iyadoo laga cabsi qabo in dhaqaalaha dunidu uu si wayn hoos ugu dhaco todobaadada...

Turkiga oo 1,000 askari u diraya xuduudka Giriigga si uu u joojiyo in qaxoontigu...

  Xukuumadda Turkiga ayaa 1,000 askari oo booliis ah u daadguraysay xuduudka ay la wadaagto dalka Giriigga, si looga hortago in Giriiga dib ugu soo...

Mike Bloomberg oo shaaciyay inuu ka hadhay tartankii doorashada Maraykanka kadib kharash garaynta malaayiin...

Duqii hore ee magaalada New york, Mike Bloomberg, ayaa shaaciyay inuu ka hadhay doorashada loogu jiro xulista murashaxa xisbiga Dimuquraadiga uga qaybgalay doorashada madaxwaynenimada...

Sucuudiga oo muwaadiniintiisa ka joojiyay cumrada, waa maxay sababtu?

Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa si kumeel gaadh ah u mamnuucday cumradii ay shacabku Sucuudigu kusoo cumraysan lahaayeen masaajidka Xamarka, si loo xakameeyo faafidda cudurka...

Farmaajo iyo Uhuru oo khadka telefoonka ku wada hadlay

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa khadka telefoonka kuwada hadlay saacdihii lasoo dhaafay, siada ay xaqiijisay madaxtooyarada Soomaaliya. War kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu yidhi...

Kenya oo Soomaaliya ku eedaysay faro-gelin ay ku hayso

Dawladda Kenya ayaa dawladda ay jaarka yihiin ee Soomaaliya ku eedaysay in ay fara-galin ku hayso dalkeeda, iyadoo u sababaysay arimaha xadka. Kulan uu gudoominayay...

Wadamada Afrika oo Coronavirus uu ku fidayo

Caabuqa Coronavirus ayaa kusii fidaya qaybo badan oo caalamka ah iyadoo hadda uu soo gaadhay wadamo ka tirsan qaaradda Afrika, waxaana ay hadda dawladuhu...

Kiiniya oo Soomaaliya ku eedaysay inay soo faragelisay dhulkeeda

Kulan ay iskugu yimaadeen golaha ammaanka qaranka ee dalka Kiiniya, oo uu hoggaaminayay madaxwaynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta, ayaa lagu sheegay inay ciidamada dawladda federaalka...

Muranka biyaha Niil dartii, Itoobiya waxay Maraykanka ku eedaysay inuu u dhaqmayo si diblumaasiyadda...

Itoobiya ayaa Maraykanka ku eedaysay inuu u muuqdo mid u dhaqmaya si dublumaasiyadda ka baxsan, kadib markii Maraykanku Itoobiya u sheegay inaanay dhamaystiri karin...

Joe Biden ayaa guulo layaab leh kasoo hooyay doorashooyinka xisbigiisa

Joe Biden, oo ahaa madaxwayne-ku-xigeenkii hore ee Maraykanka, xilligii madaxwayne Obama, ayaa guulo layaab leh kasoo hooyay doorashooyinka is-reeb-reebka murashaxa xisbiga Dimuquraadiga u meteli...

Maxaabiis xorriyaddoodii dib u helay cudurka Coronavirus

Dawladda dalka Iiraan, ayaa xabsiyada kasii daysay in kabadan 54,000 oo maxbuus, si bay tidhi looga hortago cudurka Corona oo mar hore ka dillaacay...

“Imaaraadka ayaa joojiyay saldhigii Berbera” The National

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa joojisay dhismaha saldhigii milatari ee ay ka samaysanaysay magaalada xeebta ku taala ee Berbera, Somaliland. Wargeyska kasoo baxa magaalada Abu Dabi...

Kenya oo ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya

Dawladda Kenya ayaa rabta in ay ciidamadeeda difaaca qaranka ee loo yaqaano KDF ay kala baxdo dalka ay jaarka yihiin ee Soomaaliya sida ugu...

“Tallaalka duriga haloo isticmaalo Coronavirus” Trump

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa soo jeediyay in tallaalka duriga ama hargabka caadiga ah loo isticmaalo caabuqa Covid-19 ee ka tirsan bahweynta caabuqyada ee Coronavirus. Kulan...

Itoobiya oo Maraykanka ugu cadhootay go’aankiisa webiga Niil

Dawladda Itoobiya ayaa si adag uga hor timi mawqifka Maraykanka ee ku aadan khilaafka webiga Niil, ee u dhaxeeya wadamada Itoobiya iyo Masar. Xukuumadda Addis...

Qaramada Midoobay oo warbixin kasoo saartay dagaalka gobolka Gedo iyo Maraykanka oo ka hadlay.

Warbixin ay soo saartay qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in illaa 9,000 oo qoys ay ka barakaceen gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya bishan, qoysaskaasi...

Taliye katirsan nabadsugidda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday

Magaalada Muqdisho warar naga soo gaadhay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday taliyihii nabadsugidda gobolka Banaadir oo magaciisa layidhaa Ibraahin Macallin Cabdillaahi. Ilo-wareedyo ay heshay...