Boqolaal muhaajiriina oo Yurub ku qulqulaya kadib Turkiga oo xuduudaha furay

Boqolaal muhaajiriin ah ayaa ka talaabay xadka uu dalka Turkigu la wadaago dalka Giriiga, kadib markii dawladda Turkigu ay shaacisay in ay albaabada u...

Iran oo la halgamaysa fiditaanka caabuqa Coronavirus

Dawladda Iran ayaa la tacaalaysa fiditaanka xanuunka Covid-19 ee ka tirsan bah-waynta Coronovirus, kaas oo si xawli ah ugu fidaya gudaha dalkan oo ah...

100 waddan oo IMF ku jira oo Soomaaliya siinaya $334 million

Illaa 100 waddan oo ku jira hay'adda lacagta dunida ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano IMF ayaa u codeeyay in dawladda Soomaaliya ay...

Sucuudiga oo laalay dal-ku-galka cumrada

Dawladda boqortooyada Sucuudiga ayaa shaacisay in ay laashay dal-ku-galka Cumrada oo aan la siin doonin dadka ka imanaya dibadda waddanka, iyadoo u sababaysay xanuunka...

21 qof oo lagu dilay rabshadaha u dhaxeeya Muslimiinta iyo Hinduuga India

Rabshadaha ayaa sii kordhaya saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay. Muslimiinta iyo Hinduuga wada dega gudaha waddanka India ayay dhex marayaan isku dhacyo goos-goos ah...

Somaliland oo sheegtay in ay ciidanka Puntland hub iyo gaadiid ka qabsatay

Ciidamada qaranka Somaliland ayuu dagaal dhex maray xoogag la sheegay in ay ka tirsan yihiin ciidamada Puntland, waxaana dagaalku uu ka dhacay deegaanka Kadhada...

“Soomaaliya waxay ku taagantahay dhabbaha dayn-cafinta” Swan

Ergeyga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa warbixin uu ka hor jeediyay Golaha Ammaanka ku sheegay in Soomaaliya ay ku taagantahay...

Wasiir Irani ah oo la il-daran caabuqa Coronovirus

Wasiir ku xigeenka cafimaadka ee dawladda Iran ayaa shaaciyay in uu qaaday xanuunka coronovirus ee covid-19, waxaana xanuunka la qaaday xildhibaan ka tirsan baarlamanka...

Shaqaale Hormuud ka tirsan oo ku dhintay duqaynta Maraykanka

Shirkadda is-gaadhsiinta ee Hormuud ee dalka Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxii shirkadda ee degemda Jilib lagu dilay duqayn ay fuliyeendiyaaradaha aan cidi wadin ee...

Ingiriiska oo rejo ka muujiyay doorasho qof-iyo-cod ah

Dawladda Ingiriiska ayaa rejo wanaagsan ka muujisay suurtagalnimada in dalka Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho qof-iyo-cod ah horaanta sanadka inagusoo foolka leh ee 2021-ka,...

Maraykanka oo ka walaacsan ciidanka ay dawladdu Gedo geysay

Dawladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay ciidamada ay dawladda federaalka ee Soomaaliya geysay gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, taas oo ay sheegeen in ay...

Raysalwasaare loo haysto dilka gabadhii uu qabay

Raysalwasaaraha waddanka Lesotho, oo dhaca koonfurta Afrika, ayaa lagu maxkamadaynayaa gudaha dalkiisa iyadoo loo haysto geerida xaaskiisii hore oo la toogtay sanadkii 2017-kii, waxaana...

Laba askari oo katirsan ciidamada reer Burundi ayaa dhaawacmay kadib toogasho ka dhacday mid...

Toogasho ka dhacday deegaanka Buurane oo katirsan gobolka Shabeellada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku dhaawacmay laba kamid ah ciidamada dalka Burundi ee...

Maraykanka oo dalbanaya in loo soo gacan-geliyo Julian Assange oo ahaa aasaasihii iyo tafaftirihii...

Maraykanka ayaa ka dalbaday UK inay usoo dhiibto Julian Assange oo ahaa ninkii sameeyay tafaftirane ka ahaa website-kii faafiyay siraha badan, sirahaas, oo uu...

Bambooyin lagu weeraray isu-soo-bax Abiy Ahmed qaban lahaa

Sida ay ku waramayso warbaahinta gudaha ee waddanka Itoobiya, maalintii Axadda ayaa bambooyin ah nooca gacanta laga tuuro lagu weeraray goob loo qorsheeyay in...

Donald Trump oo India ka dagaya saacadaha soo socda

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ka dego waddanka India, isagoo halkaas ku bookhan doona saddex magaalo oo ka...

Coronovirus oo dhaqaalaha dunida khatar ku noqonaya

Khubarada dhaqaalaha dunida ayaa ka digaya in xanuunka Cornovirus uu hoos u dhac wayn ku sababi kari guud ahaan dhaqaalaha dunida, maadaama uu waddanka...

Maraykanka oo duqaymo ka fuliyay gudaha Soomaaliya

Ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in ay duqaymo ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya, iyagoo taageero ka helaya ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya. Taliska Maraykanka ee AFRICOM ayaa...

Cisbitaal Hargeysa kuyaalla oo dab qabsaday

Cisbitaalka Al-Xayaat, oo ku yaalla magaalada Hargeysa ayaa waxaa habeenimadii xalay ka kacay dab, dabkaas oo soo gaadhsiiyay khasaare wayn. Nin sheegay inuu kamid yahay...

Talyaaniga oo ka hortagaya inuu cudurka Coronavirus ku fido qaaradda Yurub.

Dawladda Talayaaniga ayaa qaadday tallaabooyin ay ku damacsan tahay inay ku xakamayso faafista cudurka Corona, oo ka dillaacay magaalada Wuhan ee gobolka Hubei ee...