Shirkadda Twitter oo shaqaalaheeda amar cusub kusoo rogtay cudurka Coronavirus dartii

Shirkadda Maraykanka laga leeyahay ee Twitter, taasoo kamid ah shirkadaha aadka caanka uga ah baraha bulshada adduunka, ayaa waxay ku amartay shaqaalaheeda ka hawl-gala...

Danjire is-casiley kadib isku-buuq lasoo darsay

Danjirihii xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa waddanka Libya ayaa is-casiley, kadib muddo saddex sanno ah oo uu nabad-dhalin ka waday gudaha Libya. Qassan...

Pope Francis oo laga baadhay caabuqa Coronavirus

Wadaad-diimeedka Kiristanka ee Pope Francis ayaa laga baadhay caabuqa dilaaga ah ee Coronavirus, iyadoo aan laga helin xanuunka. Ninkan oo jira 83-sanno ayaa la sheegay...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Gedo

Magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo waxa shalay ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya iyo kuwo daacad u ah...

Diblomaasiyiinta shisheeye oo ka baxaya Koonfurta Kuuriya

Diblomaasiyiinta shisheeye ee ku sugan waddanka Koonfurta Kuuriya ayaa si degdeg ah uga baxaya waddankaas, kadib markii ay dawladdu xaalad degdeg ah soo rogtay. Xanuunka...

Madaarka ugu mashquulka badan dalka Jarmalka ayaa laba saacadood la xidhay kadib markii diyaarad...

Gegida diyaaradaha ugu mashquulka badan dalka Jarmalka ayaa la xidhay ku dhawaad ​​laba saacadood maalintii Isniinta, kadib markii diyaarad nooca aan duuliyuhu wadin ee...

Laascaanood oo lagu khaarajiyay guddoomiyihii maxkamadda Gobolka Sool

Wararka Saab TV kasoo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa sheegaya in galabta gudaha magaalada Laascaanood lagu khaarajiyay guddoomiyihii maxkamadda sare ee...

Kuuriyada waqooyi oo tijaabisay laba gantaal oo aan la aqoonsan noocooda

  Kuuriyada Waqooyi ayaa gantay laba gantaal oo aan la aqoonsan noocooda sida uu sheegay militariga Kuuriyada Koonfureed toddobaadyo uun ka dib markii Pyongyang ay...

Madaxwane Erdogan ayaa booqanaya Ruushka xilli ay cirka isku sii shareerayso xaaladda u dhexaysa...

Recep Tayyip Erdogan, madaxwaynaha dalka Turkiga, ayaa la filayaa inuu maalinta khamiista ah booqan doono dalka Ruushka si baa layidhaa uu dhiggiisa dalkaas ugala...

Coronavirus oo dunida kusii fidaya

Caabuqa dilaaga ah ee Coronavirus ayaa wali kusii fidaya qaybo badan oo dunida ah, iyadoo hadda tirada dhimashada ee meelaha ka baxsan Shiinuhu ay...

Kenya oo si adag ugu jawaabtay Soomaaliya

Dawladda Kenya ayaa war kasoo saartay eedo dhawaan uga yimid awladda Feedraalka Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay 'waxba-kama-jiraan.' War kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dawladda...

Madaxweynihii Guinea-Bissau oo is-casilay

Cipriano Cassamá oo dhawaan ay gudida doorashooyinka ee dalka Guinea-Bissau ku dhawaaqeen in uu yahay qofka ku guulaystay doorashada dalkan ka dhacday bishii December...

Turkiga ayaa soo riday laba diyaaradaha dagaalka ah oo Suuriya leedahay

Militariga dalka Turkiga ayaa soo riday laba kamid ah diyaaradaha dagaalka ee xukuumadda Suuriya kuwaas oo dul-marayay waqooyi-galbeed gobolka Idlib saacado uun kadib markii...

Maraykanka oo qofkii ugu horreeyay u geeryooday cudurka Coronavirus

Qofkii ugu horreeyay ee u geeryooda cudurka Coronavirus dalka Maraykanka, ayaa ku geeryooday gobolka Washington ee dalkaasi. Kadib geerida qofkaas, ayaa waxaa xaalad degdeg ah...

Diyaarad ay Kiiniya leedahay ayaa la sheegayaa inay duqaymo ka gaysatay gobolka Gedo ee...

Sida ay sheegayaan wararka Saab TV kasoo gaadhaya degmada Ceelwaaq oo katirsan gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, diyaaradaha dagaalka ee dalka Kiiniya ay habeenimadii...

Maxaa ka jira in Duur iyo Buubaa laga saarayo WADDANI?

Ilo xog-ogaal ah ayaa warbaahinta SAAB u xaqiijiyay in gudida fulinta ee xisbiga WADDANI ay shireen galinka hore ee maanta oo Axad ah, iyagoo...

Biden oo guulo ka gaadhay South Carolina

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Maraykanka ayaa guulo ka gaadhay doorashada murashaxnimada ee xisbiga Dimuqraadiga isagoo helay codadka gobolka South Carolina. Joe Biden ayaa...

Maraykanka iyo xubnaha midowga reer Yurub ee qaramada midoobay oo taageero u muujiyay Turkiga...

Afar xubnood oo katirsan xubnaha midowga reer Yurub u metela golaha ammaanka qaramada midoobay kuwaas oo kala ah Belgium, Estonia, Faransiiska iyo Jarmalka oo...

Maraykanka iyo Daalibaan oo maanta heshiis-nabadeed kuwada saxeexanaya magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar

Kadib laba sannadood oo wada hadal ahaa, Maraykanka iyo Daalibaanta ka dagaallanta dalka Afgaanistaan, ayaa waxay maanta magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar ku...

Ahlu-sunna oo isku dhiibtay ciidanka dawladda Soomaaliya kadib dagaal dad ku geeryoodeen.

Hoggaanka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa isku dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya kadib dagaal dhex maray Ahlu-sunna iyo ciidanka dawladda, kaasoo galaaftay...