Goriilaha Afrika oo khatar ugu jira Coronavirus

Xayawaanka goriilaha ayaa khatar ugu jira in uu qaado caabuqa Covid-19 ee kumanaanka qof ku dilay caalamka, sida ay sheegayaan khubarada xawaanku. Goriilaha qaaradda Afrika...

Sabrina Dhowre oo laga helay caabuqa Covid-19

Xaaska jilaaga wayn ee Idris Elba, gabadha lagu magacaabo Sabrina Dhowre ayaa shaacisay in ay qaaday caabuqa Coronavirus, kadib markii laga helay ninkeeda todobaadkii...

Raysalwasaaraha Jarmalka oo karantiin la galiyay

Haweenayda raysalwaasaraha ka ah dalka Jarmalka ee Angela Merkel ayaa la galiyay xaalad karantiin ah iyadoo lagu hayo meel gaar ah, kadib markii ay...

Talyaaniga oo Coronavirus la daalaadhacaya

Dalka Talyaaniga ayaa la daalaadhacaya saamaynta caabuqa Covid-19 oo xaalad aanu waligii waddanku galin ku riday. Gobolka Lombardy oo ah gobolka ugu dhimashada iyo mashaqada...

Iiraan oo rajaynaysa hoos u dhac cudurka Coronavirus labada ama saddexda todobaad ee soo...

Madaxweynaha Iiraan Xasan Rooxaani ayaa sheegay inuu rajeynayo in la qaado tallaabooyin lagula dagaallamayo faafitaanka cudurka coronavirus ee aadka u faafa, oo ay ka...

Sucuudiga oo joojiyay ku tukashada masaajiddo ay kamid yihiin Xaramka iyo masaajidka nebiga

Dalka Sacuudi Carabiya ayaa shaaciyay in gebi ahaanba la joojiyay salaadaha jamaacada ee lagu tukado masaajidda magaalooyinka barakaysan ee Maka iyo Madiina. Kumannaan kun oo...

Warar xogogaal ah ayaa u xaqiijiyay Saab TV inaanay wax diyaarad ahi soo caga...

Maanta  oo Jimce ma  jirin diyaarado ka soo degay garoonka  diyaaradaha magaalada Hargeysa, waxaana  istaagtay shaqadii madaarka ka socotay. Diyaaradda   ETHIOPIAN Airlines, oo la...

Kumannaan qof oo oogay salaad Alle ay kaga dalbayaan inuu ka badbaadiyo cudurka Coronavirus

Tobannaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay dalka Bangladesh salaaddii duhur ah ee maalintii Arbacada, xilli laga cabsi qabo inay isku imaatinnada waawayni...

Ethiopian Airlines oo aan kasoo degin Hargeysa

Duulimaadkii la filayay in diyaaradda Ethiopian Airlines ay ku timaado magaalada Hargeysa maanta ayaan ku iman jadwalkiisii. Rakaabka sugayay diyaaradda ayaa loo sheegay in aanu...

Flydubai oo laga celiyay in ay Hargeysa ku degto

Diyaaradda Flydubai ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subixii hore laga celiyay in ay cago-dhigato garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Flydubai ayaa qorshaynaysay...

Tirada dadka uu ku dhacay Coronavirus oo gaadhay halkii ugu sarraysay abid

Cudurka Coronavirus ayaa gaadhay qiyaas hor leh, iyadoo in kabadan 200,000 kiis guud ahaan adduunka oo dhan la xaqiijiyay.  Tirada kiisaska la xaqiijiyay, ayaa soo...

Shirweynaha Samo-talis ee Burco oo go’aamo lagasoo saaray

Waxa go'aamo lagasoo saaray shirweyne u dhaxeeyay beelo wada dega Somaliland, kaas oo mudooyinkii danbe ka socday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shirka ayaa...

Khayre oo Addis u duulay xili cabsida Corona ay taagantahay

Raysalwasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa saaka u duulay magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddanka Itoobiya, halkaas oo ay uga bilaabmayso booqasho rasmi ahi. Xasan...

Waddan $100 million oo dayn ah lo’ iskaga bixiyay

Dalka Chad ayaa lo' tiradoodu gaadhayso 1000 oo neef iskaga bixiyay dayn tiro badan oo uu ku lahaa dalka Angola, kadib markii ay iska...

Soomaaliya oo goobaha dadweynaha fasax galisay

Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa fasax galisay dhamaan goobaha waxbarashada, si looga hor tago fiditaanka caabuqa Covid-19 oo kiiskii ugu horeeyay laga helay gudaha Soomaaliya. Raysalwasaarha...

Trump oo Coronavirus ugu yeedhay ”Fayraska Shiinaha” iyo Shiinaha oo si adag uga jawaabay

Dawladda Shiinaha, ayaa si adag uga jawaabtay Maraykanka kadib markii Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump uu ku tilmaamay cudurka coronavirus ‘’Fayraska Shiinaha’’ Xukuumadda Shiinuhu waxay Salaasadii...

Wararkii ugu danbeeyay ee dilkii taliyihii sirdoonka gobolka Sool

Baadhitaano ayaa ka socda magaalada Laascanaood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo habeenkii xalay ahaa lagu dilay taliyihii sirdoonka gobolka Sool ee Somaliland. Cabdiqani Guhaad,...

Isu-socodka dunida oo badi hakad galaya kadib Covid-19

Wadamada qaaradda Yurub ayaa qoshaynaya in ay si buuxda u xidhaan dhammaan xuduudaha lagasoo galo qaaradda, kadib caabuqa Covid-19 oo dunidu ay u maaro...

Soomaaliya oo xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Coronavirus

Wakaaladda wararka Soomaaliya ee Sonna ayaa qortay in qofkii ugu horreeyay ee cudurka Coronavirus ah laga helay gudaha dalka Soomaaliya. Warka wakaaladda wararka, ayaa u...

Turkiga oo la dagaallamaya xanuunka Coronavirus, iyadoo la helay tirada dadkii ugu badnaa gudaha...

Wasiirka caafimaadka dalka Turkiga ayaa sheegay inay heleen 12 kiis oo cusub oo ah cudurka Coronavirus, taas oo tirada guud ee dadka qaba cudurkaas...