Trump oo lagu xukumay in uu bixiyo $2 million

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa lagu amray in uu bixiyo aduun lacageed oo dhan $2million, arintaas oo loo sababeeyay deeqo uu musuqmaasuqay. Donald Trump ayay maxkamad...

Taliyaha booliska oo xaaladda Hargeysa ka hadlay

Taliyaha ciidamada booliska Somaliland oo hadda saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyay xaaladda amni ee magaalada Hargeysa, xili ay taageerayaasha xisbiga WADDANI iskusoo baxeen...

Halkay maraysaa doorashada maamulka Galmudug?

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Glamudug waxa ka socda dedaalo xoogan oo mar kale lagu dhexdhexaadinayo maamulka iyo Ahlku Sunna oo khilaafkoodu xoogaystay, kadib...

Suldaan Maxamed Suldan Xirsi Qani oo cisbitaalka la dhigay

Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani oo ka mid ah madax-dhaqameedka aadka looga yaqaano dhulka Soomaalida gaar ahaan deegaanada Somaliland ayaa xaalad caafimaad loo dhigay...

Dabka kaymaha Australia oo faraha ka baxaya

Dab baaxad leh ayaa todobaadadii lasoo dhaafay ka holcayay kaymaha waddanka Australia, halkaas oo ay dawladda ku adagtahay in ay la tacaasho dabka oo...

Suldaan Qaabuuskii Cummaan oo geeriyooday

Suldaan Qaboos oo ahaa hogaamiyihii dalka Cummaan ayaa geeriyooday kadib kadib muddo uu xanuun u jiifay. Qaboos oo ahaa 79-jir ayaa ahaa ninka ugu xukunka...

Hargeysa oo qalliinada maskaxda la keenay

Cisbitaalka Haldoor ee uu aasaaday doctor Maxamed Cabdi Gabboose ayaa bilaabay qalliinada dhanka maskaxda iyo neerfayaasha oo illaa hadda ay sheegeen in ay dhammaan...

Muqdisho oo Coronovirus laga baadhayo dadka

Madaarka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxa la dhigay kooxo dhakahaatiir ah oo loogu talo galay in ay baadhitaan ku sameeyaan dadka kasoo degaya...

9 qof oo lagu dilay weeraro ka dhacay Jarmalka

Nin hubaysan ayaa rasaas huwiyay dad ku cawaynayay laba maqaaxiyood oo ku yaala magaalo dhacda galbeedka waddanka Jarmalka. Badi dadka ku xidhan maqaaxiyahan ayaa ah...

Kenya oo si adag ugu jawaabtay Soomaaliya

Dawladda Kenya ayaa war kasoo saartay eedo dhawaan uga yimid awladda Feedraalka Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay 'waxba-kama-jiraan.' War kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dawladda...

Markab ay saaran yihiin 3,500 oo qof, ayaa ku xanniban xeebta California cudurka Coronavirus...

Markab kuwa xamuulka qaada ah oo ay saaran yihiin dad tiradoodu dhan tahay 3,500 oo qof ayaa ku sugan xeebta gobolka California ee dalka...

WHO: ”Yurub waxay noqotay xudunta xanuunka Coronavirus”

Madaxa haayadda caafimaadka adduunka Tedros Adhanom, ayaa waxaa uu sheegay in qaaradda Yurub ay imika noqotay xudunta xanuunka Coronavirus. Haayadda caafimaadka Adduunka ee marka magaceeda...

Boqoradda Ingriiska oo sheegtay in laga adkaan doono Coronavirus

  Khudbad dhif iyo naadir ah ayay boqoradda Ingriisku jeedisay, ayay uga mahadcelisay dadka sida ay u joogeen guryaha una qaateen amarka kasoo baxay dawladda. Boqoradda...

Israa’iil oo sheegtay dawo ay soo saartay in laba qof oo qaba Coronavirus lagu...

Labadii bukaan ee ugu horreeyay ayaa lagu daweeyay dawo ay Israa’iil  u soo saartay cudurka Covid-19, bukaannada oo la xaqiijiyay in xanuunka laga helay,...

Mudaharaadeyaal cadhaysan ayaa boobay bangiyo ku yaalla dalka Lebnaan, taas oo sababtay dhimashada hal...

Hal qof ayaa dhintay halka ay daraasiin kalena ku dhaawacmeen kadib markii ay rabshado ka qarxeen magaalada Tripoli oo kutaalla waqooyiga dalka Lebnoon, halkaasi...

Eedaanka Salaadaha oo la fasaxay qaar kamid ah dalalka galbeedka.

Muslimiin malaayiin ah ayaa u guuray dalalka galbeedka adduunyada oo badankoodu ah kuwo ka dhaqan iyo diinba duwan, halka ay qaar kale oo ah...

Soomaaliya: 81 qof ayaa laga helay Coronavirus 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay, taasoo wadarta...

Qoraal kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu sheegay xaalado cusub oo kasoo kordhay xanuunka Coronavirus gudaha Soomaaliya, qoraalka wasaaradda ayaa u dhignaa sida...

Magaalooyinka waawayn ee Maraykanka oo bandoo lagusoo rogay

Magaalooyinka waawayn ee dalka Maraykanka waxa lagusoo rogay bandoo iyadoo dibad-baxyo cadaalad loogu raadinayo nin madaw ah oo booliska Minneapolis ay dileen ay sii...

Maxaad ka ogtahay shirarkii Jabuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya?

Dalka Jabuuti waxa maalmihii lasoo dhafaay ka socday wada-hadal u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya, kaas oo lagu rabo in xal lagaga gaadho khilaafka mudada...

Taiwan oo si diirran u soo dhawaysay wakiilka uu u magacaabay madaxwaynaha Somaliland

Qoraal kooban oo ay barteeda Twitter soo gelisay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Taiwan, ayaa waxaa lagu sheegay inay si diirran u soo dhawaynayaan wakiilka...