Danjire is-casiley kadib isku-buuq lasoo darsay

Danjirihii xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa waddanka Libya ayaa is-casiley, kadib muddo saddex sanno ah oo uu nabad-dhalin ka waday gudaha Libya. Qassan...

Uhuru oo wefdi culus u diray Soomaaliya

Uhuru Kenyatta wuxuu wefdi culus u diray dalka Soomaaliya, si labada waddan ay uga wada fadhiistaan shaqaaqooyinka ka jiray xadka ay wadaagaan. Wefdi uu hogaaminayo...

Isu-socodka dunida oo badi hakad galaya kadib Covid-19

Wadamada qaaradda Yurub ayaa qoshaynaya in ay si buuxda u xidhaan dhammaan xuduudaha lagasoo galo qaaradda, kadib caabuqa Covid-19 oo dunidu ay u maaro...

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo joojisay qaadashada casharrada sannad-dugsiyeedka 2019-2020

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo joojiyay qaadashada casharadii dugsiyada sanad dugsiyeedka 2019-2020 kaas oo ay warbaahinta dawladdu sheegtay...

Qaraxyo ka dhacay degmada Aw-dheegle oo ay dad ku dhinteen

Hal qof oo rayid ah iyo askari ka tirsan ciidamda dawladda Soomaaliya, ayaa la sheegay inay ku nafwaayeen qaraxyo maanta ka dhacay degmada layidhaa...

Soomaaliya: Tirada Coronavirus oo gaadhay 582 qof iyadoo maanta oo keliya la helay 54...

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Fawsiya Abiikar Nuur oo warbaahinta la hadashay goor dhawayd, ayaa waxay sheegtay in 54 Kiis oo cusub laga helay xanuunka...

Tripoli oo xoogaga Xaftar ay madaafiic ku weerareen

Ugu yaraan saddex qof oo dad shacab ahi ay ku jireen ayaa ku dhintay madaafiic lagu weeraray magaalada Tripoli eee caasimadda dalka Libya. Dawladda ay...

Warbixintii ugu dambaysay xanuunka Coronavirus adduunka oo dhan.

Guud ahaan adduunka, dadka uu ku dhacay xanuunka Coronavirus, ayaa kor u dhaafay 5.11 Milyan oo qof. In ka badan 1.9 Milyan oo qof, ayaa...

Madaxwayne Farmaajo oo qaab maqal iyo muuqaal ah uga qayb-qaatay shirka tallaalka adduunka, kaasi...

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay dowladda ingiriiska, kaasi...

Aaden Barre oo waayay hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamanka Kenya

Aaden Barre Ducaale ayaa laga qaaday xilka hogaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamanka waddanka Kenya. Xildhibaanada is-bahaysiga Jubilee ayaa cod aqlabiyad ah meesha kaga saaray...

Itoobiya 239 qof ayaa ku dhintay rabshadihii iyo isku dhacyo qowmiyadeed kadib geerida fannaan...

Booliska Itoobiya ayaa sheegay in tirikoob ay ka sameeyeen geerida rabshadihii iyo isku dhacyadii qowmiyadeed ee ka dhacay dalkaasi, kadib dilkii fannaan caan ka...

Ukraine: Nin bambo-gacmeed sita, ayaa la baxsaday sarkaal sare oo katirsan booliska dalkaasi.

Nin ku hubaysan bambo-gacmeed ayaa af-duubtay sarkaal sare oo katirsan booliska dalka Ukraine magaalada Poltava ee bartamaha dalkaasi ku taal. Boolisku waxay sheegeen, in ninkani...

3 qof ayaa geeryooday halka ay dhaawacmeen 7 kale, kadib shil-baabuur oo ka dhacay...

Allah ha u naxariistee saddex qof, ayaa ku geeryooday shil-baabuur oo ka dhacay buurta Sheekh halka ay ku dhaawacmeen todoba qof oo kale. Baabuurka, ayaa...

Gutteres oo ku baaqay in la xidho xeryaha Libya ee muhaajiriinta lagu haysto

Antonio Gutteers, xoghaya guud ee qaramada midoobay, ayaa ku baaqay in dhammaan la xidho xarumaha lagu hayo muhaajiriinta ee ku yaala dalka ay colaaduhu...

Sucuudi Carabiya: Walxaha qarxa ayaa lala beegsaday xaflad xus loogu samaynayay dagaalkii koowaad ee...

Dhowr qof ayaa ku dhaawacmay Arbacadii markii walxaha qarxa lagu dhuftay xaflad lagu xusayay dhammaadkii Dagaalkii Koowaad ee Adduunka oo lagu qabtay qabuuraha magaalada...

Iran oo sharci ka dhigtay kordhinta barnaamijkeeda nukliyeerka

Iran waxay mar kale kordhinaysaa xadiga nukliyeerka ee ay farsamaynayso. Waa tallaabo lagu sheegay tii ugu horaysay ee nooceeda ah ee dalkani uu qaado...

Muqdisho: Midowga Murashaxiinta ayaa mar kale ku dhawaaqay mudaharaad

Xubnaha midowga Musharaxiinta Madaxweynenimada Soomaaliya, oo maanta mar kale warbaahinta Muqdisho kula hadlay, ayaa daboolka ka qaaday dibad-bax kale oo lagu qabto taallada Daljirka...

Hogaamiyayaasha maamul goboleedyada oo la shiraya Rooble

Madaxweynayaasha maamulada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay la shiraan raysalwasaaraha xukuumadda federaalka, Maxamed Xuseen Rooble. Shirka ayaa ka qabsoomaya hotel ku dhex yaala...

Madaxwaynaha dalka Masar oo booqanaya jamhuuriyadda Jabbuuti.

Madaxwaynaha Masar Cabdifataax Al-Sisi, wuxuu soo gaadhay Jabbuuti. Waa socdaalkii ugu horreeyay ee madaxwayne Masar ka socdaa abid ku tago Jabbuuti, waxaana madaxtooyada Masaaridu sheegtay...

Soomaaliya oo lagu daray wadamada ugu halista badan caruurta

Soomaaliya waxa lagu daray wadamada ugu halista badan dunida ee caruuri ay ku nolaato, sida lagu tilmaamay warbixin dhawaan kasoo baxday Qaramada Midoobay. Liiska ay...