Dawladda Sucuudiga oo Jabsatay Xogta Shakhsiga ugu Hantida Badan Dunida

Dawladda sucuudiga ayaa jabsatay moobilka gacanta ee ninka ugu hantida badan dunida, iyagoo baadhaya xogtiisa gaarka ah, sida ay shegeen khubaro baadhitaan ku sameeyay...

Kim Jong Un oo Toos u Daawanaya Gantaalo Nukliyeer ah oo ay Markale Gantay.

Hogaamoiyaha kuuriyada waqooyi Kim Jong Un ayaa daawanayay tijaabada gantaalo kale uu wdaankiisu ganay, sida ay ku warantay warbaahinta dawladda ee dalkan ku yaala bariga...

ugu Yaraan 60-Ruux oo Ku Dhintay Laba Cisho Gudahood Dibadbaxyadda Ka Socda Suudaan.

Tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay hawl-galada ay wadaan ciidamada miltariga ee dalka sudan ayaa sii kordhaya. Mucaaridka sudan ayaa sheegay in ugu yaraan...

Australia oo Taageerada Caafimaad Kala Laabanaysa Muhaajiriinta Sharci-Darradda u Jooga Dalkaas

Dawladda australia ayaa baarlamanka dalkeeda horgaynaysa hindise-sharciyeed ay ku rabto in ay laasho nidaamka caafimaad ee taageeera dadka muhaajiriinta ah ee ku sugan xeryaha...

Nin u Dhashay Nigeria oo baalka qabsaday diyaarad ka duuleysay magaalada Laygoos.

Nin ayaa fuulay baalka diyaarad isu diyaarinaysay in ay ka duusho garoonka ugu mashquulka badan Nigeria sida ay sheegtay dawladda wadankaasi. Muuqaal uu duubay qof...

Madaxweyne Farmaajo oo celiyay jinsiyaddiisii labaad ee Marekanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo , ayaa ka tanaasulay dhalashada Mareykanka oo uu haystay . Waxa la sheegay in khuburo dhanka sharciga ah oo ka...

Koox Si Qaldan u Saxeexday Heshiiska Ciyaartooy aan ahayn Kii ay Rabeen

Kooxda Kubbada Cagta ee  Memenenspor football club oo ka dhisan dalka Turkiga ayaa muddo 24 saacadood gudahood ah ku hakisay heshiis ay la gashay...

DAWLADDA YEMEN OO LA WAREEGTAY MAGAALADA CADDAN

Ciidamada dawladda ay aduunyadu aqoonsantahay ee dalka Yemen ayaa dib u qabsaday magaalada Cadan ee ku taala xeebaha koonfureed ee dalka oo ay horaantii...

DEG DEG Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

Warar nagasoo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho Gaar ahaan Isgoyska Ex-Koontarool Muqdisho ee Wadada Afgooye. dad ka ag...

Hogaamiyihii ugu Awooda Badnaa Maafiyadda Dalka Talyaaniga Ayaa Diinta Islaamka qaatay.

ninkii ugu caansanaa uguna awoodda badnaa Maafiyadda Dalka Taylaanigga iyo guud ahaanba Yurubta bari,ayaa haatan isu-bedelay Daaci weyn oo Dadka ugu baaqa qaaddashadda Diinta...

Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, oo si toos ah ula hadashay ciyaartooyada Soomaaliya ee...

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa si toos ah ula sii hadashay ciyaaryahannada Soomaaliya ee ku sugan magaalada Harare ee caasimadda...

Madaxwayne Farmaajo, ayaa soo xidhay shirkii dibu heshiisiinta ee ka socday deeganada Galmudug

Madaxweynaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa  oo soo gebagabeeyay, shirka dibu heshiisiinta beelaha Galmudug, isagoo madaxwaynuhu ku dhawaaqay in loo gudbay wajigii...

DOWLADDA KENYA AYAA SI ADAG UGA JAWAABTAY EEDEYN UGA TIMI DAWLADA JABUUTI

Dawlada kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay eedeyn dhawaan uga timid dowladda jabuuti, taasoo salka ku heysa loollanka ay labada waddan ugu jiraan...

Dibadbaxyada Ciraaq oo sii xoogaysanaya

Ciidamada booliska ee magaalada Baqdaad ayaa rasaas nool ku furay maanta oo Jimce ah dibadbaxayaal maalintii afraad mudaharaado ka wada caasimadda. Dadka ayaa ka...

HARGAYSA:Gaadhi Xamuul Ah Oo Waddo-Xumo U Qalimay.

Hargaysa:(SAABTV)- Magaaladda Hargaysa,ayaa waxa la deris ah waddo-xumo iyo saxmad dhibaato weyn ku haysa Kobaca dhaqaale iyo Ganacsi ee Magaaladda. Dadweynaha Caasimadda Hargaysa,ayaa saaka kusoo...

“Kiiska halagasoo saaro maxkamadda ICJ” Maraykanka

Maraykanku wuxuu taageerayaa wada xaajood ay sameeyaan dawladaha Somalia iyo Kenya, isagoo doonaya in maxkamadda ICJ lagasoo saari kiiska dhanka badda ee u dhaxeeya...

Guddoomiyaha golaha guurtida, madaxda hogggaamiyeyaasha dhaqanka iyo kuwa xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland, ayaa...

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, ayaa bogaadiyay nabadaynta beelaha Ceelafwayn, sidoo kale madaxda dhaqanka ee beelahii shirka ku qabsaday buurta Gacan Libaax, ayaa iyana dhankooda...

Saylici oo la shiray madax-dhaqameedka Awdal

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay dhamaan madax...

Muxuu Trump sawirkan uga jeeday?

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sawir ay dad badani siyaabo kala duwan uga fal-celiyeen soo dhigay barihiisa bulshada sida Facebook iyo Twitter. Donald Trump ayaan wali la...

Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee lacagta badan leh ee abaalmarinta caalamiga ah ku guulaystay?

Magazine-ka caanka ah ee ''European CEO'' oo fadhigiisu yahay magaalada London ee dalka UK, ayaa ku abaalmariyay Aamina Xirsi Mooge inay tahay madaxa shirkadeed...