Sababta ay Booliska Somaliland Xabsiga u Dhigeen Abwaan Cabdiramaan Abees.

Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah hal abuurka dhallinyarada Somaliland Ka dib markii uu xalay magaaladda...

Shaashadaha Moobiladda iyo Tv-yadda oo Halis Caafimaad Ku Keeni Karta Caruurta.

Caruurta wakhtiga dheer ku qaadata eegida shaashada moobilada iyo Tv-yada ayaa la sheegayaa in ay dhaawac u gaysan karaan kobocooda maskaxeed sida lagu sheegay...

Sacuudiga oo Haweenay in Magacaabay Danjirihiisa Maraykenka.

Dawladda sucuudiga ayaa markii ugu horeyasay magacawday haweenay danjire ah, taas oo noqonaysa markii ugu horeysay tariikhda sucuudiga ee jago diblomaasiyadeed loo dhiibo gabadh. Amiiradda...

Dunida oo Ka Hadashay Muslimiinta Lagu Laayey New Zealand

Waxaa Isaasoo Taraysa Dawladdaha Muslimiinta ee Ka Jawaabaya 49-Ruux oo Muslimiin ah Kuwaas oo Lagu Laayey Toogasho ka Dhacday Laba Masaajid oo Ku yaala...

Dhulka ay Maamusho Isra’iil oo ay Si Rasmi ah uga Bilaabantay Codaynta Doorashada.

Goobaha codaynta ayaa si rasmi ah loo furay subixii hore ee saaka, iyadoo dadka israa’iiliyiinta ahi ay soo dooran doonaan hogaamiye cusub, ama mar...

Wada-hadallo Washington uga socday Marekanka iyo Shiinaha oo burburay

Wada-hadalladii arrimaha ganacsiga diirrada Lagu saarayay ee Washington uga socday Marekanka iyo Shiinaha ayaa ugu dambeyn guul darro ku dhammaaday,iyadoon wax natiijo ah aan...

Xuutiyiinta oo Weerar Ku Qaaday Garoon Diyaaradeed oo Sacuudiga Ku yaala.

Isbahaysiga Sucuudiga ee Ka Dagaalama Dalka Yemen Ayaa Xaqiijiyay in Arbacadda Maanta ay Mucaaradka Xuutiyiintu Weerar Ku Qaadeen  Garoonka Diyaaradaha Ee Koonfurta Sacuudi Carabiya. Turki...

Magangalyo Doon Diyaarad Ka Soo Raacay Ethiopia oo Laga Helay Garoonka Diyaaradaha Stockholm

Qof qaxoonti magangalyo doon ah oo diyaarad ka soo raacay dalka ETHIOPIA , ayaa laga helay garoonka diyaaradaha caasimada Sweden ee Stockholm , waxa...

Arday Dibadbaxayaal Ku Dhintay Dalka Suudan.

Illaa 5 qof oo dibadbaxayal ah, kuna jireen afar arday ayay toogasho ku dileen cidamada amaanka ee dalka sudan, xili ay kala dirayeen arday...

Waa Kuma Madaxwaynaha Cusub ee Jubbaland?

Waxaa imika lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta maamul-goboleedka Jubbaland, madaxwaynaha la doortay mudane Axmed Maxamed Islaam ‘’Axmed Madoobe’’. Axmed Madoobe, ayaa markii saddexaad loo doortay...

Dawladda Soomaaliya Oo Benisay Warkii Ahlu Sunna Waljamaaca

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa isaga oo ku sugan degmada Dhuusa-Mareeb waxba kama jiraan ku timaamay hadalkii ka soo...

Wax Ka Baro Tima-Jaraha Kugu Sawiraya Ciyaartoyga Dunida ugu Caansan

Marwan hadi oo ah timajare u dhashay dalka ciraaq, wuxuu dhalinyarada u qabtaa adeeg ka duwan kan rimajaraaysha lagu yaqaano. Wuu kuu xiirayaa isagoo...

SEERAHA DIBLOMAASIYIINTA EE AFKAANISTAAN OO LA WEERARAY

Qarax xoog badan ayaa saaka laga maqlay magaalada Kabul ee caaasimadda waddanka Afkaanistaan.Qaraxa ayaa lala eegtay meel aan sidaa uga fogayn safaaradda Maraykankau uu...

SHIINAHA AYAA DIGNIIN UU DIRAY MARAKIIBTA DAGAALKA EE UK

Dawlada Shiinaha  ayaa uga digtay markab nooca dagaalka ah oo ay leedahay dawlada Ingriisku in uu soo galo biyaha bada koonfurta shiinaha Isla markaana waxaa...

Ninka dunida ugu taajirsan oo hawada sare u guuraya

Maal-qabeenka aduunyada ugu taajirsan, Jeff Bezos, ayaa sheegay in uu qabo aragtida ah in bini aadamku ay u guuraan hawada sare, isla markaana la...

War Deg Deg Ah “ Madaxweyne FARAAMJO,waxa uu samaynayaa Waaxan Sharciga Dalku U Ogolayn”....

Muqdisho:(SAABTV)- Madaxweynihii hore ee Somaliya,Sheekh Shariif Sheekh Ahmed,ahna Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran ee Dalka Somaliya,ayaa si kulul uga hadlay is-hor-joog lagu sameeyay Diyaarad shalay...

Maraykanka oo malaayiin dollar siinaya Soomaaliya

Dawladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku caawin doonto $257 million, waxaana sidaa sheegtay Diana Putman oo ka tirsan hay'adda mucaawinada dibadda...

Ciidamo sheegay in ay Somaliland ka goosteen

Ciidamo watay gaadiid milatari ayaa sheegay in ay ka goosteen ciidamada qaranka Somaliland, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya gobolka Sanaag ee bariga Somaliland. Waxa...

“Somaliland Maalin Ay Ka Khatar Badantahay Ma Jirto” Faysal Cali Waraabe

Hargaysa:(SAABTV)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Eng. Faysal Cali Waraabe,ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtidaba inay ku tumanayaan Shuruucdii Dalka ee...

Muqdisho, masuuliyiin xilal laga qaaday iyo qaar la magacaabay

Xukuumadda Soomaaliya, ayaa xilalkii ka qaadday, agaasimayaashii Raadiyow Muqdisho, Wakaaladda Wararka ee Sonna iyo Telefishinka Qaranka; Wasiirka wasaaradda warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa xilka...