Khilaaf ka taagan doorashooyinka Soomaaliya iyo kuraasta

Weli waxa soo baxaya khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya iyo kuraas badan oo ka mid ah kuwa Golaha Shacabka ee la dooranayo. Gudida Doorashooyinka Koonfurgalbeed...

”2020 Sannad Lumay Sacuudi Carabiya” Wargeeska ”The Economist” Ayaa Sidaas Cinwaan Uga Dhigay Maqaal...

‘’Sannadku, si wanaagsan buu ugu bilowday Sacuudi Carabiya, kadib jiidistii caajisku kujiray ee dhaqaalaha dalkaasi lagu kobcinayay iyada oo laga kaaftoomayo saliidda dalkaasi’’ Sidaas...

DIYAARADAHA MARAYKANKA OO DUQAYMO KA GAYSTAY SOOMAALIYA

Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika loona yaqaano Africom ayaa sheegay in ay duqayn ka fuliyeen deegaanka Jilib ee dalka Soomaaliya, iyagoo adeegsanaya diyaaradaha aan...

Militariga Soomaaliya iyo Alshabaab oo ku Dagaalamay Duleedka Marka, Xili uu Tagayey Ra’iisal Wasaare...

Warar Kala Duwan ayaa Kasoo Baxaya Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Duleedka Magaaladda Marka, ee Gobolka Shabeelada Hoose Dalka Soomaaliya. Dagaalka ayaa Bilaabmay Kadib Markii...

Trump iyo Kim oo Wakhti Dhow ku kulmaya Vietnam

Kim Jong Un hogaamiyha kuuriyada waqooyi ayaa gaadhay magaalada hanoi ee caasimadda dalka Vietnam kadib maalmo uu tareen usoo saarnaa magaaladan oo uu ka...

Dhimashada Covid-19 ee dunida oo dhaaftay 1 million oo qof

Dadka u dhintay xanuunka Covid-19 guud ahaan dunida ayaa manata kor u dhaafay 1 million oo oqf, sida ay ku warantay hay'adda caafimaadka ee...

Faransiiska oo ka baxay wada-hadalada difaaca ee Ingiriiska

Dawladda Faransiiska ayaa maanta ka baxday wada hadal ay la lahayd dawladda Ingiriiska, kaas oo ahaa dhanka difaaca iyo sidii loo xalin lahaa khilaafka...

Soomaaliya: 79 Qof oo cusub ayaa laga helay Coronavirus iyadoo dhimashaduna ay korodhay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu yidhi: ''Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nuur, ayaa maanta bulshada gaarsiisay sidii caadada ahayd xaaladaha cusub...

Daalibaan oo soo celisay ciqaabta meelaha ay qabsatay

Daalibaan waxay soo celisay ciqaabta meelaha ay ka arimiso sida lagu ogaaday baadhitaano cusub oo la sameeyay. Waa xili ay kooxdu samaysay horusocod baaxad leh...

BOQORADA INGIRIISKA OO SHAQADA KA FADHIISISAY BAARLAMANKA DALKEEDA

Boqoradda Britain, Queen Elizabeth ayaa aqbashay qorshaha Ra’iisul Wasaaraha Britain, Boris Johnson uu ku codsay in lagu kala diro baarlamaanka. War qoraal ah oo kasoo...

Putin Oo Markale Guul Wayn Kasoo Hooyay Doorashadii Madaxwaynaha Ee Ruushka

Madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin Ayaa 6 Sano Oo Kale Xafiiska Sii Hayn Doona Ka Dib Markii Uu Si Wayn Ugu Guulaystay Doorashadii Dalkaasi Ka...

Puntland oo dil iyo xabsi ku xukuntay ‘dhalinyaro alShabaab ah’

Maamulka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa xukuno kala duwan ku riday dhalinyaro la sheegay in ay ka tirsanyihiin kooxda alShabaab, isla markaana dilal badan...

Dunida oo siyaabo kala duwan uga hadlay xukuumadda Daalibaan

Dunidu waxay siyaabo kala duwan uga falcelisay dawladda cusub ee shalay ay dhistay kooxda Daalibaan ee la wareegtay talada dalka dhaca badhtamaha koonfureed ee...

Madaxwayne Farmaajo oo qaab maqal iyo muuqaal ah uga qayb-qaatay shirka tallaalka adduunka, kaasi...

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay dowladda ingiriiska, kaasi...

Madaxa hay’adda WHO oo karantiin galay

Mawjad kale oo xanuunka Covid-19 ah ayaa laga cabsi qabaa guud ahaan dunida. Khubarada caafimaadka ayaa saadaalinaysa in wadamada qaar la kulmi karaan dhimasho...

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Lasocday Oo Dalka Dib Ugusoo Laabatay

Weftigii Uu Hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ka Dib Safar Ay Muddo Ku Jogeen Dalka Imaaraadka...

Somaliland iyo Puntland, oo la filayo inay ku dhufato duufaantii ugu laxaadka weynayd muddo...

Duufanta Kyarr, ayaa la filayaa inay ku dhufato deegannada Somaliland iyo Puntland, sida ay ka digtay haayadda qaramada midoobay u qaabilsan cuntanda iyo beeruhu...

Laba nin oo muslimiin ah, ayaa laga reebay diyaarad ay u raaci lahaayeen Maraykanka,...

Cabdirrauuf iyo Cabdillaahi, oo diintoodu Islaam tahay, ayaa rabay inay u dhoofaan dalka Maraykanka, balse markii la gaadhay xilligii ay diyaaradda ay raaci lahaayeen,...

Madaxwayne Muuse Biixi, oo carruur si kaftan ah ugu sheegay inaanu dadka kale madaxiisu...

Muuqaal lasoo geliyay baraha bulshada, ayaa lagu arkay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo xidhan dhar caadi ah muraayad madow iyo koofiyad dheer, kaasoo...

Madaxwayne Farmaajo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaadhay Dhuusamareeb xarunta maamulka Galmudug

Wefti uu hoggaaminayo madaxwaynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa imika gaadhay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Weftiga madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa...