Ninka dunida ugu taajirsan oo hawada sare u guuraya

Maal-qabeenka aduunyada ugu taajirsan, Jeff Bezos, ayaa sheegay in uu qabo aragtida ah in bini aadamku ay u guuraan hawada sare, isla markaana la...

Ujeedada safarka Farmaajo ee Dhuusamareeb

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, maaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dego magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Waxa wehelinaya xubno...

Iiraan, ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay eedayn uu Maraykanku u soo jeediyay

Xoghayaha arrimaha dibadda dalka Maraykanka Mike Pompeo, ayaa sheegay inay Iiraan ka dambaysay weerarro lagu qaaday laba xarumood oo saliidda laga soo saaro oo...

Ceelasha shidaalka ugu wayn dunida ayaa la weeraray

Dawladda maraykanka ayaa weeraradii lagu qaaday ceelasha saliida ugu wayn caalamka ee Sucuudiga ku eedaysay Iran.Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Maraykanka, Mike Pompeo, ayaa...

Puntland oo qabsanaysa shir maalgashi

Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulka Puntland waxa saaka si rasmi ah uga furmay shirka maalgashiga deegaanada Puntland. Shirka ayaa sida lagu wado...

Xildhibaano ilaaladoodii lagala wareegay

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in gabi ahaanba laga qaaday Ilaaladii u gaarka aheyd taasoo sababtay sida ay hadalka...

Somaliland Ma Waxay ka Baxday heshiiskii Imaaraatka ee Saldhiga Militeri?

Somaliland iyo Imaaraatka Carabta ayaa Hore Hehiis Ku Kala Saxiixday in Imaaraatku Saldhig Militeri ka Samayto Magaaladda Dekadda Leh ee Berbera Khaasatan Madaarka Diyaaradaha...

Ragga Kunool Eritrea Oo Lagu Qasbay in ay Guursadaan Laba Dumara iyo In Ka...

Ragga ku nool  dalka Eritrea , ayaa dawladda u hogaamiyo Isias  Afwerki , waxa ay u soo jeedisay in ay hal gabadh in ka...

Waddada u dhexaysa Jawhar iyo Balcad ayaa lagu dilay masuuliyiin

Warar Saab TV uu helayo, ayaa sheegaya in illaa 3 masuul oo ka tirsan maamulka Hir-shabeelle lagu dilay waddada u dhexaysa Jawhar iyo Balcad. Geerida...

Galbeedka Hargeysa oo dhul-beereed laga iibiyey xabaalo laga dhigi doono

Galbeedka magaalada Hargeysa, ayaa laga hirgeliyay xabaalo cusub, guddida gacanta ku haysa hawsha xabaalahaas, ayaa sheegay, inay iibiyeen dhul cabbirkiisku dhan yahay 88,595 Mitir...

Madaxwayne Erdogan, ayaa codsi hub-ka-iibin ah u sheeganaya Trump

Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa mar uu u warramayay wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay, inuu madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump kala...

Kenya ayaa lagu tijaabinayaa talaalka cudurka Duumada

Dalka Kenya ayaa noqonaya waddankii sadexaad qaaradda Afrika ee lagu tijaabiyo talaalka cudurka duumada, iyadoo hore tallaalkan loogu tijaabiyay dalalka Ghana iyo Malawi. Kenya...

Tuhmanayaal Loo Qabtay Qarax Ka Dhacay Magaaladda Bururu ee Gobolka Oromadda.

Laba Tuhmane ayaa lagu Hayaa Xeradda Booliska Magaaladda Bururu ee Deegaanka Oromadda ee Dalka Itoobiya, Kuwaas oo Lagu Tuhunsan yahay inay ka Danbeeyeen Qarax...

AMIIRAD SUCUUDIYAD AH OO FARANSIISKA LAGU MAXKAMADAYNAYO

Gabadh ay walaalo yihiin dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga, Maxamed Bin Salman, ayaa lagu helay in ay ilaaladeeda ku khasabtay in ay garaacaan qof shaqaale ah...

Soomaaliya oo Ka Laabatay Heshiisyo ay Hore ula Gashay Hay’addo Diyaaradeed

War-Saxafeed Kasoo Baxay Xafiiska Hay'adda Duulista iyo Hawadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dawladda Soomaaliya ay ka Laabatay Heshiiskyo ay Hore ula Gashay ilaa...

Militariga Soomaaliya iyo Alshabaab oo ku Dagaalamay Duleedka Marka, Xili uu Tagayey Ra’iisal Wasaare...

Warar Kala Duwan ayaa Kasoo Baxaya Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Duleedka Magaaladda Marka, ee Gobolka Shabeelada Hoose Dalka Soomaaliya. Dagaalka ayaa Bilaabmay Kadib Markii...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farxadda kala Qayb-galay 150 Arday oo Ka Qalin jebiyey Jaamacadda...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farxadda kala Qayb-galay 150 Arday oo Ka Qalin jebiyey Jaamacadda Tima-cadde. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxtooyada Somaliland, ayaa sidan lagu yidhi; Gabiley-12-09-2019-()-Madaxweynaha...

MUGABE OO TUULADIISA LAGU AASAYO

Madaxweynihii hore ee dalka ku yaala koonfurta qaaradda Afrika ee Zimambwe ayaa lagu aasi doonaa tuuladiisa, sida ay sheegeen xubno ka tirsan qoyskiisu. Mugabe...

WADDOOYINKA XIDHAN EE MUQDISHO OO LA FURAYO

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahnaa duqqa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, Cumar Filish, ayaa magaacaabay guddi cusub oo ka shaqayn doonta dib u furista waddooyinka...