Nuxurka Heshiis Ay Gaadheen Somaliland Iyo Ethiopia

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa heshiis iskaashi ku kala saxiixday Somaliland Iyo  Itoobiya. Heshiiskan oo ah mid iskaashi oo dhanka saxaafada iyo isgaadhsiinta ah ayaa...

Laba nin oo muslimiin ah, ayaa laga reebay diyaarad ay u raaci lahaayeen Maraykanka,...

Cabdirrauuf iyo Cabdillaahi, oo diintoodu Islaam tahay, ayaa rabay inay u dhoofaan dalka Maraykanka, balse markii la gaadhay xilligii ay diyaaradda ay raaci lahaayeen,...

Boqolaal kun oo qof oo dibad-baxyo ka dhigaya dunida

Boqolaal kun oo qof ayaa jimcaha maanta dibadbaxyo ka dhigaya badi wadamada caalamka, iyagoo dalbanaya in wax laga qabto cimilada duunyada ee isbedelaysa. Illaa 150...

Guddida baarlamaaka u qaabilsan diyaarinta doorashada oo Garoowe u baxay

Guddida u qaabilsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya diyaarinta doorashooyinka ayaa maalintii shalay ahayd u amba baxay magaalada Garoowe ee caasimadda maamul-gobolkeedka Puntland. Wararka ayaa sheegay in...

alShabab oo ka hadashay muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Kooxda alShabab ee dagaalka hubaysan kula jirta dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka dhanka badda ee ka dhaxeeya wadamada Soomaaliya iyo...

Maraykanka oo la tashanaya Sucuudiga iyo dalalka Carabta

Maraykanka ayaa sheegay inuu dawladda Sucuudi Carabiya iyo dalalka Khaliijka kala tashanayo jawaabta laga bixinayo weerarradii lagu qaaday xarumaha saliidda ee dalka Sacuudiga, kaas...

‘’Nimco Yaasiin iyo Adeegiba waxay raalli ku yihiin in DNA la qaado’’

Boqor Axmed Iimaan Warsame, ayaa ka hadlay halka ay marayso hawsha hooballadda caanka ah ee Nimco Yaasiin Warsame iyo gabadh sheegtay inay walaalo yihiin...

Jabuuti oo wali doonaysa kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Dawladda Jabuuti oo u tartamaysa mid ka mid ah kuraasta aan jogtada ahayn ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xustay in dalka Kenya...

Imaaraadka iyo Itoobiya, oo sii xoojinaya iskaashiga dhanka Militariga

Taliyaha ciidamada Militariga Itoobiya, General Aadan Maxamed iyo dhiggiisa dalka Imaaraadaha carabta ee midoobey ''UAE'' General Xamad Maxamed, ayuu kulan kudhexmaray xarunta taliska milatariga...

Injineer Turki ah oo waddo uu dhisayay kormeeraya, ayaa qarax lagu dhaawacay

Qaar kamid ah warbaahinta magaalada Muqdisho, ayaa qoray in Injineer u dhashay dalka Turkiga oo kormeer ku samaynayay waddada isku xidha Muqdisho iyo Afgooye...

Ruushka oo sheegay inuu taageeri doono Soomaaliya

Danjiraha dawladda Ruushka u fadhiya Muqdisho, ayaa sheegay inay dawladdiisu Soomaaliya ka taageeri doonto, dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo waxbarashada. Hadalka danjire Mikhail Golovanov, ayaa kusoo...

Soomaaliya, oo Danjire cusub u magacawday Maraykanka

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa dalka Maraykanka u magacawday Danjire cusub. Safiirka cusub ee Soomaaliya ee Washington Cali Shariif Axmed, ayaa waraaqihii aqoonsiga shalay...

Madaxwaynaha Puntland, ayaa soo xidhay shirkii maalgashiga Puntland

Madaxwaynaha maamul-goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo xidhay shirka maalgashiga Puntland, madaxwayne Deni, oo khudbad ka jeediyay goobta, ayaa ka warbixiyay shirkan, isagoo...

Hoggaamiyeyaasha dalalka Turkiga ,Ruushka iyo Iiraan, ayaa ku heeshiyey hannaanka lagu soo afjaraayo...

Madaxweyneyaasha waddamada Turkiga Ruushka iyo Iiran oo kulan ku yeeshay  dalka Turkiga, ayaa ku isku racay in dalka Suuriya loo sameeyo dastuur cusub sii...

Gabadh mulkiilaha Facebook lacag waydiisatay oo jawaab layaableh heshay

Gabadh yar oo u dhalatay waddanka Australia ayaa fariin qoraal ah u dirtay mulkiilaha shirkadda Facebook, Mark Zuckerberg, iyadoo ka dalbatay in uu taageero...

Shirka maalgashiga Puntland ayaa maanta xidhamaya

Maanta oo Salaasa ah ayaa la filayaa in lasoo af-jaro Shirka Maalgashiga ee Maamulka Puntland oo sadexdii maalmood ee tagay ka socday magaalada Garoowe...

Madaxwayne Farmaajo, ayaa soo xidhay shirkii dibu heshiisiinta ee ka socday deeganada Galmudug

Madaxweynaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa  oo soo gebagabeeyay, shirka dibu heshiisiinta beelaha Galmudug, isagoo madaxwaynuhu ku dhawaaqay in loo gudbay wajigii...

Dagaal culus oo dhex maray ciidanka dawladda Soomaaliya iyo alShabab

Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxaysa dagaal maalintii shalay ahayd ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa alShabab ku dhex maray waddada isku xidha degmooyinka Jalalaqsi iyo...

Al-shabaab oo sheegatay inay dishay 12 kamid ah askarta Burundi

Saraakiil Soomaali ah, ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay, inay la dilay 12 kamid ah ciidamada AMISOM kuwa u dhashay dalka Burundi, kuwaasoo...

Ninka dunida ugu taajirsan oo hawada sare u guuraya

Maal-qabeenka aduunyada ugu taajirsan, Jeff Bezos, ayaa sheegay in uu qabo aragtida ah in bini aadamku ay u guuraan hawada sare, isla markaana la...