Murashaxiinta madaxtinimada oo diiday gudida doorashooyinka

Qaar ka mid ah murashaxiinta madaxtinimada ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa kasoo hor jeedsaday gudida doorashooyinka heer federaal ee uu magacaabay xafiiska raysalwasaaraha Soomaaliya. Murashaxiin ay...

Saamaynta Qaraxyadii Baydhabo Shalay ka dhacay oo Korodhay

ku dhowaad 22 qof ayaa ku dhintey, dhowr iyo soddon kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyadii shaley ka dhacay makhaayad ku taalla magaalada Baydhabo...

Turkiga oo wax ka bedelay muwaadinnimada maal-gelinta lagu helo

Dawladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in ay wax ka bedel ku samaysay sharciyada dalkaas iyo qaabka ay muwaadnimada ku heli jireen dadka maal...

Maxay Madaxwayne Trumo ugu Kala Muhiimsan yihiin Ciraaq iyo Suuriya?

Madaxweynaha dalka maraykenka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamda ameerikaanka ee uu ka saarayo gudaha dalka suuriya uu ku xoojindoono ciidamda maraykenka ee jooga...

Saraakiisha Maraykanka oo dalbaday in Soomaaliya lagu celiyo askartii laga saaray

Saraakiisha ciidamada Maraykanka ayaa ka dalbaday madaxweynaha dalkaas in uu dib Soomaaliya ugu celiyo ciidamada laga saaray sanad ka hor. Saraakiisha waaxda difaaca ee Maraykanka...

Digniin Lagasoo Saaray Fatahaado Horleh oo Kusoo Wajahan Soomaaliya.

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Digniin Horleh Kasoo Saartay  fatahaaddo iyo daadad mar kale ku dhufta qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. War-Saxafadeedkan oo ay soo Saartay...

Kenya oo Soomaaliya ka dalbatay faahfaahin diyaaradii dhacday ku aadan

Dawladda Kenya ayaa Soomaaliya ka dalbatay in ay faahfaahin ka bixiso diyaarad maalintii shalay ahayd ku dhacday deegaanka Bardaale ee koonfur galbeed Soomaaliya. Laba muwaadin...

Gudoomiyaha Dekedaha Jabuuti Ayaa Ka Warbixiyay Safar Aw Ku Tagay Dalka Dibadiisa

https://www.youtube.com/watch?v=3Caw9EFKmIM

Golaha Guurtidda Somaliland Oo Ka Hadlay Ciidamo La Soo Dhoobay Xuduudda Somaliland

Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Sheegay In Ciidamo Iyo Tikniko Ay Ku Jiraan Kaarayaal Ay Soomaaliya Soo Dhoobtay Xadka Somaliland, Waxaanu...

Ruushka Ayaa Eriyay 60 Diblomaasi Oo U Dhashay Wadanka Maraykanka

Dawladda Ruushka Ayaa Waddankeeda Ka Eriday 60 Diblumaasi.U Dhashay Dalka Maraykanka, Taasi Oo Jawaab U Ah, Ka Dib Markii Maraykanku Dalkiisa Ka Caydhiyay 60...

Muxuu madaxwayne Farmaajo u sheegay golaha shacabka khudbaddiisii maanta ee sida wayn loo wada...

189 mudane oo katirsan golaha shacabka, ayaa soo xaadiray, xildhibaannada golaha sare ma soo xaadirin goobta, guddoonka golaha shacabkuna, wuxuu sheegay in aanay jirin...

Hogaamiyihii alQaacida ee jasiirad-lamoodda carabta oo la dilay

Hogaamiyihii kooxd aalQaacida ee dlaka Yemen ayaa la dilay, sida uu ku waramay madaxweynaha waddanka Maraykanka, Donald Trump. Qasim alRaymi ayaa lagu dilay hawl-gal ay...

Hogaamiye alShabab ka tirsan oo duqayn lagu dilay

Hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda ka dagaalanta dalka Soomaaliya ee alShabab ayaa lagu dilay duqayn ay fuliyeen ciidamada dalka Maraykanku. Ninkan oo lagu magacaabi...

Shirka murashaxiinta madaxweynaha oo maanta xidhmaya

Maanta waxa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya lagusoo gabagabaynayaa shir wada tashi ahaa oo u dhaxeeyay murashaxiinta u taagan jagada madaxweynaha ee dalka Soomaaliya. Murashaxiinta...

Villa Somalia oo sheegtay inay madaxwayne Axmed Madoobe u aqoonsantahay ”madaxwayne-ku-meel gaadh ah”

Qoraal lasoo geliyay barta Facebook ee madaxtooyada Soomaaliya, kaas ooo lagaga hadlayay doorashooyinkii ka dhacay Jubbaland ayaa lagu yidhi sidan: Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyada...

DALKA CHILE WAXAA KA SOCDA MUDAHARADO LAGU DIIDAN YAHAY XUKUMADA TALADA HAYSA

    Wali waxaa soconayaa mudaharadada lagu diidan yahay xukumada uu hogamiyo madaxweyne pinera Madaxweynaha ayaa hore uu kala diray golihiisi wasiirada ,balse taasi  waxba kamay badalin...

Koonfurta Kuuriya oo walaac ka muujisay hubka Waqooyiga Kuuriya

Koonfurta Kuuriya waxay walaac wayn ka muujisay dalka ay jaarka yihiin ee Waqooyiga Kuuriya, kaas oo mar kale bilaabay casriyaynta gantaalada ridada dheer. Xukuumadda Seoul...

Kiiniya oo Soomaaliya ku eedaysay inay soo faragelisay dhulkeeda

Kulan ay iskugu yimaadeen golaha ammaanka qaranka ee dalka Kiiniya, oo uu hoggaaminayay madaxwaynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta, ayaa lagu sheegay inay ciidamada dawladda federaalka...

Bandooga magaalada Muqdisho oo la bedelay

War kasoo baxay booliska magaalada caasimadda u ah dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in la kordhiyay bandoogii saarnaa magaalada xiliga habeenkii. Saacadda bariga...

Dawladda Federaalka oo Shariif Sheekh Axmed Muqdisho Kusoo Dhawaysay.

Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaaalada Muqdisho guddoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed. Wasiirka Amniga Soomaaliya...