Trump oo soo jeediyay ‘in lugaha laga toogto muhaajiriinta’

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa soo jeediyay in lugaha laga toogto muhaajiriinta beegsada gudaha Maraykanka, sida lagu sheegay buug ay qoreen laba saxafi oo ka...

Wiil Geel Jire Ah Oo Duleedka Sallaxlay Ku Dilay Shinbir Weerar Ku Soo Qaaday

Shimbirka baqayaha ah ee dad cunka ah ayaa shalay lagu dilay deegaanka Libaax qawdhama oo ka tirsan degmada Salaxley. Shimbirkan ayaa waxa dilay sida ay...

Muxuu daarranyahay shirka heerka caalami ee Muqdisho ka socda?

Magaalada Muqdisho waxa hadda ka socda shir heer sare ah oo lagaga hadlayo arimaha Soomaaliya. Shrikan oo ay qayb ka yihiin wadamada daneeya arimaha Soomaaliya...

TURKIGA AYAA SOO RIDEY DIYARAD DRONES AH OO HAWADA DALKA TURKIGA...

Wasarada difaca ee dalka turkiga ayaa sheegtay ,in ciidamada cirka ee turkigu ay soo riden diyarada bila duliye ah‘drones’,taas oo hawada dalka turkiga soo...

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Balli-doogle

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax laga maqlay meel u dhaw kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, inkasta oo aanu jirin...

MASUULIYIIN KA TIRSAN GOBOLKA HIIRAAN OO XILALKII LAGA QAADAY

Wasiirka arimaha gudaha hirshablle  ayaa goordhaw  soo saaray wareegto  u xilka ugu qaaday  masuuliyn ka tirsan maamulka goblka hiiraan  iyo kan maxaas. Wareegta  ayaa  lagu...

MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLLEEDKA GALMUDUG AYAA KU DHAWAAQEY IN UU XIDHIIDHKA UU JARAY DAWLADA FEDRALKA...

Madaxweynaha maamul gobolledka Galmudug  Axmed Ducaale Geelle "Xaaf" ayaa  oo qoraal uu  soo saaray,  waxaa uu ku  sheegay in uu dib ula soo  noqday...

Kenya oo mar kale doonaysa dib-u-dhigista dacwadda badda

Xogo ay heshay warbaahinta SAAB ayaa tilmaamaya in dawladda Kenya ay ma rkale doonayso in dib loo dhigo ka-gar-naqqa dacwadda baddan ee ka dhaxaysa...

“Waxaan qaadanayaa masuuliyadda dilka Khaashuqji” MBS

Dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga ninka lagu magaacaabo, Maxamed bin Salman(MBN) ayaa markii ugu horeysay su'aalo toos ah laga waydiiyay dilka wariyihii caanka ahaa ee Jamal...

WADDANI oo xubno cusub kusoo daray hogaanka xisbiga

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xubno cusub maanta ku ansixiyay shirwaynaha golaha dhexe ee xisbiga oo ka socda magaalada Burco. Xubnahana ayaa ku...

Xuutiyiinta oo qafaashay askar Sucuudiyaan ah

Kooxada Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa sheegtay in ay dileen boqolaal ka mid ah ciidanka dawladda Sucuudiga, isla markaana ay qafaahseen askra...

Sirdoonka alShabab oo Kenya galay

Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa sheegay in madaxa sirdoonka alShabab ee gobolka Banaadir uu soo galay gudaha wadddanka Kenya, iyagoo shaaciyay sawir ay...

Hogaamiye ka tirsanaa alShabab oo la dilay

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen mid ka mid ah hogaamiyayaasha ururka alShabab, ee dagaalka hubaysan kula jira dawladda federaalka Soomaaliya. Dawladda...

Dugsiga ugu wayn adduunka ee ay arday dhigato, kaasoo ay wax ka bartaan in...

Ma jiro dugsi ama School lamid ah oo kuyaal meerahan dhulka, City Montessori School oo loo soo gaabiyo CMS, ayaa loo aqoonsaday iskuulka ugu...

Madaxwayne Farmaajo, oo adduunka u khudbadeeyay, iyo qodobaddii uu ka hadlay

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii ugu horraysay intii uu hayay jagada madaxtinimada Soomaaliya ka hor khudbadeeyay kulanka guud ee qaramada...

Colaadda iyo cadaawadda ka dhexaysa Sucuudiga iyo Iiran, goormay bilaabantay?

Sucuudiga iyo Iiraan, ayuu dagaal ka dhexeeyay tobannaan sannoba, dagaalladaas oo aanay toos iyagu isku fara saarine, kooxo kale adeegsanayeen iyagoo ku hirdamaya gacan...

Dagaal culus oo duleedka Kismaayo ka dhacay

Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Cabdalle Biroole ee gobolka Jubadda Hoose. Dagaalkan ayaa u dhaxeeyay ciidanka maamulka Jubbaland iyo xoogagga alShabab. Xooggaga alShabab ayaa...

Kenya oo ka hadashay kulankii Farmaajo iyo Kenyatta

Dawladda Kenya ayaa ka hadashay kulan maalintii shalay ahayd dhexmaray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya. Farmaajo iyo Kenyatta ayaa ku kulmay magaalada NewYork ee dalka...

Madaxwayne Muuse Biixi, oo carruur si kaftan ah ugu sheegay inaanu dadka kale madaxiisu...

Muuqaal lasoo geliyay baraha bulshada, ayaa lagu arkay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo xidhan dhar caadi ah muraayad madow iyo koofiyad dheer, kaasoo...

Farmaajo iyo Kenyatta oo kulan yeeshay

Soomaaliya iyo Kiiniya ayaa dib usoo celinaya xidhiidhkoodii diblomaasiyadeed, kadib kulan ay hogaamiyayashoodu ku yeesheen magaalada Newyork ee dalka Maraykanka. Kulanka oo uu soo qaban...