Dowladda Soomaaliya oo garab istaag u muujisay Sacuudiga

Dawladda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay dowladda Sacuudiga ayada oo sheegtay inay ku garab istaageyso ilaalinta danaheeda dhaqaale. Qoraal Lagu Qoray Luqadda Carabiga oo kasoo...

Boqor Salmaan oo u sheegay madaxwayne Trump inaanu dalkiisu aqoonsan doonin Israa’iil illaa iyo...

Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa u sheegay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in dalkiisa ku yaalla Khaliijku uu doonayo inuu u arko xal-cadaalad...

Rooble oo farriin u diray baarlamanka Soomaaliya

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa xalay farriin u diray baarlamanka Soomaaliya isagoo ugu baaqay in ay dalka ka badbaadiyaan dad isu arka in ay dawladda leeyihiin,...

Taliye katirsan nabadsugidda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday

Magaalada Muqdisho warar naga soo gaadhay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday taliyihii nabadsugidda gobolka Banaadir oo magaciisa layidhaa Ibraahin Macallin Cabdillaahi. Ilo-wareedyo ay heshay...

Maraykenka oo gebi ahaanba Joojiyay isku socodka Xadka ay La Wadaagaan Mexico.

Ciidamada Ilaalada Xuduudka ee Dalka Maraykanka ayaa gebi ahaanba Joojiyay isku socodka Xadka ay la Wadaagaan Dalka Mexico, iyaga oo Hakiyay Muhaajiriinta Tirada Badan...

Feltman oo booqashadii ugu horaysay ku imanaya Geeska Afrika

Jeffrey Feltman wuxuu usoo socdaalayaa Bariga Afrika, isagoo tagaya wadamo badan. Diblomaasigan oo dhawaan uu Maraykanku uu u magacaabay ergeygiisa gaar ka ah ee Geeska...

Ciidamo Hindiyaan ah oo lagu laayay dagaal ay la galeen Shiinaha

Dawladda Hindiya waxay xaqiijisay dhimashada saddex askari oo ka tirsan ciidamadeeda kuwaas oo lagu dilay iska-hor-imaad ay la galeen ciidamada Shiinaha. Iska-hor-imaadada ayaa ka dhacay...

Soomaaliya: 81 qof ayaa laga helay Coronavirus 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay, taasoo wadarta...

Qoraal kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu sheegay xaalado cusub oo kasoo kordhay xanuunka Coronavirus gudaha Soomaaliya, qoraalka wasaaradda ayaa u dhignaa sida...

Kenya oo Qarka u Saaran inay ka Baxdo Kiiska Dacwadda Badda.

Wararka nagasoo gaadhaya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in Dawladda Soomaaliya ay Heshay Xog ah in Kenya ay Qarka u Saran Tahay inay Ka laabato...

Maraykanka oo qabtay afar markab oo Iran ay leedahay

Maraykanka ayaa lagusoo waramayaa in uu qabtay afar ka mid ah maraakiibta dalka Iran oo shidaal u siday dalka ku yaala Koonfurta Ameerika ee...

Itoopiya Oo Cafis U Fidisay Boqolaal Mucaarad Ah

Xukuumadda Dalka Itoobiya Ayaa Sheegtay In Ay Sii Deyn Doonto In Ka Badan 304 Maxaabiis, Oo Ay Ku Jiraan 289 Maxbuus Kuwaas Oo Lagu...

Maxaa ka jira in Kim Jong Un uu sakaraad yahay?

Waxa jira warar ay qorayso warbaahinta reer galbeedku kuwaas oo tilmaamaya in hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ay xaaladiisa caafimaad liidato, kadib qalliino lagu sameeyay. Warbaahinta reer...

Axmed Madoobe oo maanta Muqdisho ka degaya

Madaxweynaha maamulka Jubaland ee koonfurta Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in uu ka dego garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa galinka danbe...

Kenya oo Soomaaliya ku eedaysay faro-gelin ay ku hayso

Dawladda Kenya ayaa dawladda ay jaarka yihiin ee Soomaaliya ku eedaysay in ay fara-galin ku hayso dalkeeda, iyadoo u sababaysay arimaha xadka. Kulan uu gudoominayay...

Hogaamiyaasha Labada Kuuriya Oo Kulan Taariikh Ah Yeelanaya

Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-Un, Ayaa Sheegay In Kulan Madaxeedkii Ugu Horreeyey Ee Ay Labda Kuuriya Yeeshaan Muddo Toban Sanadood Iyo Dheeraad Ah, Uu...

Trump oo dacwad ka gudbiyay gabadh uu adeer u yahay

Donald Trump wuxuu dacwad ka gudbiyay gabadh uu adeer u yahay iyo wargeysaka New York Times, oo uu eedaymo kala duwan u jeedinayo. Mary Trump...

Dad Tiro Badan oo Ku Dhintay Dab Qabsaday Dhisme Ku Yaala Magaalada Paris.

Ugu yaraan sideed qof ayaa ku dhintay halka dad gaadhaya 30 kalena ku dhaawacmeen kadib markii uu dab qabsaday dhisme ku yaala koonfur gabeed...

Itoobiya: Guddida doorashada dalka Itoobiya shaacisay goob-doorashooyinka iyadoo ay Soomaalida dalkaasina walaac muujisay

Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, ayaa waxay sheegayaan in guddida doorashada dalkaasi ay shaaciyeen goobaha doorashooyinka baarlamaanka dawladda dhexe...

9 qof oo xalay Coronavirus ugu geeryooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya

Qoraal ay baraha bulshada ku soo daabacday wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayaa waxaa lagu sheegay in 9 qof ay Muqdisho ugu geeryoodeen xalay xanuunka Coronavirus. Wasaaradda...

Somaliland oo dhimashada iyo kiisaska Covid-19 ay kordheen

Tirada dadka laga helay xanuunka Covid-19 ee gudaha Somaliland ayaa kor u kacay, iyadoo tirada dhimshaduna ay la korodhay Aaxadda maanta. Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland...