Gadiid xidhay qaar ka mid ah jidadka Muqdisho

Is-goyska KM4 ee magaalada Muqdisho waxa saaka xidhay gaadiid cabasho ka qaba cashuuro ay dawladdu kusoo rogtay. Gadiidka ayaa sheegay in aanay munaasib ku ahayn...

Waxa uu Guursaday Maydka Gabadh uu Jeclaa oo ay Guur Ku Ballameen, Maydka...

Nin  ku nool dalka Shiinaha  ayaa guursaday maydka gabadh u doonanayd oo ay guur ku ballameen , waxaana guurku uu dhacay intii uu socday...

DPWORLD oo jab kala kulantay ka bixidii Jabuuti

Shirkadda wayn ee DPWORLD ee laga leeyahay magaalada Dubai ee waddanka Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay jab laxaad leh akla kulantay go'aankii ay...

Putin iyo Farmaajo oo kulmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay dhigiisa waddanka Ruushka, waxayna isku arkeen shirka iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo ka dhacaya magaalada Sochi ee...

Farmaajo iyo Kenyatta oo mar kale isugu yimi Ruushka

Madaxweynayaasha wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa xalay isku arkay magaalada Sochi ee dalka Ruushka halkaas oo ay labaduba kaga qayb galayaan shirka iskaashiga Afrika...

Ruushka oo madaxda Afrika la shiraya

Dawladda Ruushka ayaa marti galinaysa shir wayne ballaadhan oo ka dhacaya magaalada Sochi ee dalka Ruushka, kaas oo lagaga hadlayo sii xoojinta xidhiidhka dhinacyada...

Safiirka Maraykanka oo beeniyay in uu la kulmay Farmaajo

Safiirka dawladda Maraykanka u jooga magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa beeniyay in uu jiro kulan dhex maray isaga iyo madaxweynaha dawladda federaalka...

“Kiiska halagasoo saaro maxkamadda ICJ” Maraykanka

Maraykanku wuxuu taageerayaa wada xaajood ay sameeyaan dawladaha Somalia iyo Kenya, isagoo doonaya in maxkamadda ICJ lagasoo saari kiiska dhanka badda ee u dhaxeeya...

Somaliland: Gaadiidka oo lagu rakibayo qalab xaddidaya xawaaraha, kaasoo Basaska lagu bilaabay maanta.

Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland, ayaa bilowday inay gadiidka dadwaynaha ku rakibto qalab loogu talagalay inay xaddidaan xawaaraha. Qalabkan, ayaa lagu bilaabay gadiidka basaska...

Justin Trudeau oo Canada usii talin doona

Justin Trudeau, raysalwasaaraha dalka Canada ayaa u muuqda mid baaqi ku ahaan doona talada, isagoo afarta sanno ee soo socota usii talin doona dalkan...

Askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya oo la la’yahay

Kooxda alShabab ee dagaalka hubaysan kula jirta dawladda Soomaaliya ayaa sheegatay in ay weerar ku qaaday doon ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada xooga...

“Somaliland Maalin Ay Ka Khatar Badantahay Ma Jirto” Faysal Cali Waraabe

Hargaysa:(SAABTV)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Eng. Faysal Cali Waraabe,ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtidaba inay ku tumanayaan Shuruucdii Dalka ee...

Siyaasi Cabdilaahi Darawal Ayaa Walaac Ka Muujiyay Qabsoomidda Doorashooyinka JSL

Hargaysa:(SAABTV)-Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Cabdilaahi-Darawal) oo xilal Wasiirno kasoo qabtay Somaliland,ayaa sheegay in wakhti xaadirkan ay fadhiid noqotay Dimuqraadiyaddii Somaliland,taasna ay sabab u tahay Muddo-dhaafyadda...

Dr.Fadal Ayaa Soo Jeediyay In Madaxweyne Biixi Ka Go’aan Gaadho Saami-qeybsiga.

Hargaysa:(SAABTV)- Xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda ee Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI,Maxamed Cismaan Fadal,kana mid ah aqoon-yahanka daraasadeeya Siyaasadda Somaliland,ayaa sheegay in Dooda adag...

Farmaajo oo Ruushka u duulay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa safar ugu baxay waddanka Ruushka iyadoo la filayo in halkaas uu shir kaga qayb galo, sida ay ku warantay madaxtooyada...

50-sanno guurada afganbigii Siyaad Barre

50 sanno ka hor maanta oo kale waxa guud ahaan dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ka dhacay afganbi milatari oo uu madax...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Wefti uu hoggaaminayo Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka...

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu yidhi sidan: ''Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 20-10-2019...

Boris oo warqad bilaa saxeex ah u diray Yurub

Raysalwasaaraha dalka Ingiriiska ayaa warqad aanu saxeexin u diray Midawga Yurub, taas oo uu ku dalbanayo in la kordhiyo mudada uu Ingiriisku kaga baxayo...

Raggii dilay taliyihii ciidanka Gorgor oo la qabtay

Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo qabteen ragii dilay taliye Maxamed Abuukar oo ka tirsanaa ciidamada milatariga ee Danab, kaas oo ku dhintay...

Soomaaliya oo u dhaw in daynta laga cafiyo

Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo ay weheliso hay'adda lacagaha ee IMF ayaa ka wada shaqaynaya sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daynta balaayiinka...