Dadka Sidama ee Itoobiya oo maamul cusub yeelanaya

Waxa si rasmi ah loogu dhawaaqay afti laga qaaday dadak Sidama oo dega qaybo ka mid ah dalka Itoobiya, isla markaaan laga tiro badanyahay. Aftidan...

Guurtida Somaliland oo mudada isu kordhiyay wakiilada u kordhiyay

Golaha guurtida Somaliland ayaa muddo laba sanno ah u kordhiyay golaha Wakiilada oo la doortay sanadkii 2005-tii xilkooduna ku ekaa sanadkii 2009. Fadhi ay saaka...

Hargeysa: Masuul katirsan wasaaradda Caafimaadka Somaliland, oo sheegay in Kuduudiye ka dillaaci karo nadaafad...

Madaxa Fayo-dhowrka ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland aya dadwaynaha ku nool Caasimadda Hargeysa ugu baaqday inay ka Taxadiraan roobabka ka da'aya Magaalada Hargeysa, waxayna ka...

War Degdeg ah: Qarax ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan Ex-Soobbe isgoyska 14-ka Oktoobar

Wararka uu Saab TV ka helayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa sheegay in goordhawayd uu qarax ka dhacay isgoyska 14-ka Oktoobar, oo hore...

Cabdirraxmaan Cabdishakuur, oo shuruudo ku xidhay lakulanka madaxwayne Farmaajo

Guddoomiyaha xisbiga WADAJIR Cabdirraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qaadacay kulan uu maanta madaxwayne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo la yeelanayay hoggaamiyeyaasha xisbiyada qaranka ee Soomaaliya kajira, Mr....

Madaxwayne Farmaajo, ayaa la sheegayaa inuu ballamiyay qaar kamid ah hoggaanka xisbiyada qaran ee...

Warar uu helay Telefishankan caalamiga ah ee SAAB TV, ayaa sheegaya in saaka oo ay bishu tahay 23 Nov. 2019, madaxwaynaha jamhuuriyadda federaalku, mudane...

Dawladda Talyaaniga oo gargaar toos ah soo gaadhsiisay dadka fatahaadda webigu saamaysay

Warar uu helay Saab TV, ayaa sheegay in goordhawayd garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport, ay kusoo degtay diyaarad sidda gargaar bini-aadanimo oo...

AMISOM, oo war-saxaafadeed kasoo saartay geerida Almaas Elman, oo ay walaalo ahaayeen Ilwaad Elman.

Taliska ciidanka midowga Afrika ee Soomaaliya ''AMISOM'', ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay geeridii Allah ha u naxariistee Almaas Elman, oo hore usoo noqotay diblumaasi ka...

Dawladda UK, ayaa Walaac ka Muujisay Xadhigga Siyaasiyiinta Mucaaradka Somaliland.

Madaxa Xafiiska Uk ee Hargaysa Struat Brown,ayaa Sheegay inay Dawladda Ingriiska so weyn uga walaacsantahay Talaabooyinka Lagu xidhxidhay Madaxda Mucaaradka,Waxaana uu ku baaqay in...

DH ee Hargeysa oo baadhaysa fayo-qabka weelka hudheelada

Dowlada Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa bilawday hawl-gal ay ugu kuur galayso fayo-qabka weelka ay wax ku kariyaan hudheelada yar yar ee magaalada caasimadda...

Madaxweyne walaalkii raysalwasaare ka dhigay

Madaxweynaha cusub ee dalka Sri Lanka ayaa nin ay walaalo yihiin u magacaabay ra'iisul wasaaraha waddanka. Madaxweynahan ayaa dhawaan talada qabtay. Gotabaya Rajapaksa ayaa walaalkii...

Booliska Soomaaliya oo baadhaya dilkii Almaas Elman

Ciidanka bookiska Soomaaliya ayaa bilaabay baadhitaano la xidhiidha qaabkii loo dilay AHU Almaas Elman oo shalay toogasho lagu dilay. Mrs Elman oo ahayd shakhsi u...

Mid kamid ah gabdhihii Ilma Elman, oo Muqdisho lagu dilay

Almaas Elman Axmed Cali, oo ay walaalo ahaayeen gabadha xuquuqda bini-aadamka u dhaqdhaqaaqda ee Ilwaad Elman, kana soo jeedda qoyska reer Elman ee caanka...

Ciidamo kawada tirsan kuwa dawladda federaalka Soomaaliya, oo dagaal iskaga hor yimid

Sida warar lagu kalsoon yahay ay u sheegeen Saab TV, dagaal u dhexeeya ciidamo kawada tirsan kuwa dawladda federaalka Soomaaliya, ayuu dagaal ku dhexmarayaa...

Fanka Iyo Suugaanta Abwaan Axmed Saleebaan Bidde | Qaybtii Koowaad

Fanka Iyo Suugaanta Abwaan Axmed Saleebaan Bidde | Qaybtii Koowaad https://www.youtube.com/watch?v=2Iang4hwzzg&t=1226s

Mourinho oo majaraha u qabanaya Tottenham

Tababaraha reer Burtuqaal ee Jose Mourinho ayaa loo dhiibay hogaanka naadiga ka dhisan magaalada London ee Tottenham, kadib markii shaqada laga eryay Mauricio Pochettino...

Dadka Sidama oo is-maamul u codaynaya

Dadka Sidamaa ee dega qaybo ka mid ah waddanka Itoobiya ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta si ay u go'aansadaan in ay samaystaan...

Todobaadka ganacsiga oo Hargeysa lagu daahfuray

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa maanta lagu daahfuray todobaadka hal-abuurka ganacsiga (Global Entrepreurship Week) oo ay soo qabanqaabisay hay'adda Shaqodoon. Waxa mudada uu socdo...

Taliyaha Booliska Somaliland, ayaa ku eedeeyay ilaallada guddoomiye Cirro rasaas la riday, isagoo sheegay...

Wararka uu Saab TV helayo, ayaa sheegay in taliyaha ciidanka Booliska Somaliland uu ku eedeeyay ilaallada guddoomiye Cirro inay rideen rasaas la riday, halka...

Taliyaha booliska oo xaaladda Hargeysa ka hadlay

Taliyaha ciidamada booliska Somaliland oo hadda saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyay xaaladda amni ee magaalada Hargeysa, xili ay taageerayaasha xisbiga WADDANI iskusoo baxeen...