Nin Si Mag-Dhaw Loo Siiyay 1.5-Milyan Ka Dib Markii Muddo 45 Sanno Ah Uu...

73  Jir u dhashay Dalka Maraykanka,ayaa kasoo laacay 45 Sanno oo xabsi ah,ka dib markii si khaldan Xabsiga loo dhigay sannadkii 1972-kii,iyada oo Xiligaas...

Soomaaliya: 70 Kiis oo Coronavirus ayaa la helay halka dhimashadu ay gaadhay 31

  Qoraal kasoo baxay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu yidhi sidan: ''Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa u bandhigtay umadda Soomaalyeed xaaladaha cusub ee...

Gudoomiyaha Jaaliyada S/Land Ee Imaaraadka Carabta Ayaa Ka Hadlay Heeshiiskii Dekeda Berbera

Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland Ee Wadanka Isu Tagga Imaaraadka Carabta Xaashi Xandule Ducaale Oo Waraysi Gaar Ah Siinayey Saab Oo Wax Badan Kala Socday Heeshiiska...

Biden oo ka hadlay sheegashooyinka guusha ee Trump

Joe Biden, madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka, ayaa markii ugu horaysay wuxuu ka hadlay sheegashooyinka guusha ee madaxweyne Trump kasoo yeedhayay maalmihii aynu...

Dawladda Pakistan ayaa ku dhawaaqday taageero ay siinayso Soomaaliya

Dawladda Pakistan ayaa balan qaaday in ay taageero dhinacyo kala duwan leh siinayso dalka Soomaaliya. Wasiirada Arimaha Dibadda ee labada waddan ayaa ku kulmay magaalada...

Xisbiga Waddani Oo Kalsoonidii Kala Noqday Komishanka Doorashooyinka Somaliland

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Ayaa Sheegay In Ay Kalsoonidii Kala Noqdeen Guddida Doorashooyinka Somaliland,Isla Markaana Soo Jeediyey In La Kala Diro Komishankaasi. Gudoomiyaha Xisbiga...

Michael Keating Muxuu Ka Yidhi Khilaafka Dawlad Gobaleedyada Iyo Dawlada Dhaxe

Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo Warbixin Tisii Ugu Danbaysay ee Soomaaliya Siiyay Golaha amaanka...

Muddo Kordhintii Shanaad oo Loo Sameeyay Gollaha Wakiiladda Somaliland

Xildhibaanadda Golaha Guurtidda Somaliland ayaa Muddo Kordhntii Shanaad oo Sagaal Bilooda u Sameeyay Golaha Wakiiladda, Iyaga oo Doorashadda u Qoondeeyay in ay Qabsoonto Bisha...

Warbixintii ugu dambaysay ee cudurka Coronavirus adduunka oo dhan

Tirada guud ee la xaqiijiyay in uu ku dhacay Coronavirus adduunka oo dhan: Hal Milyan iyo laba boqol oo kun: 1,292,564. Tirada guud dadka u...

URURKA SOYDAVO, OO SOO BANDHIGAY MASHAARIIC AY SOMALILAND KA FULIYEEN

Ururka SOYDAVO, ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay, munaasabad ballaadhan oo ay ku soo bandhigeen mashaariicda ay Somaliland ka fuliyeen iyo shahaado ay ku guulaysteen. Munaasabadda...

Kiisaska Covid-19 ee Somaliland oo kordhay

Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegtay in ay diwaan galisay 35 kiis oo cusub kuwaas oo ah caabuqa Covid-19, iyadoo la baadhay 90 qof. Tirada...

Maraykanka iyo Shiinaha oo mar kale foodda is daray, xidhiidhkooda sii xumaanaya iyo arrimo...

9-kii February, 2017, madaxwayne Donald Trump wuxuu khadka telefanka uga sheegay dhiggiisa Shiinaha, inuu Maraykanku dhawrayo madax-bannaanida dhuleed, cireed iyo badeed ee jamhuuriyadda dadka...

Madaxwaynaha Galmudug mudane Xaaf, ayaa magacaabay guddida doorashada Galmudug

Madaxwaynaha maamul-goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle ''Xaaf'', ayaa magacaabay guddida doorashada Galmudug, guddidaas oo ka kooban 11 qof. Xaaf, ayaa qoraalka uu soo saaray ku...

Sucuudiga oo laalay dal-ku-galka cumrada

Dawladda boqortooyada Sucuudiga ayaa shaacisay in ay laashay dal-ku-galka Cumrada oo aan la siin doonin dadka ka imanaya dibadda waddanka, iyadoo u sababaysay xanuunka...

“Kiiska halagasoo saaro maxkamadda ICJ” Maraykanka

Maraykanku wuxuu taageerayaa wada xaajood ay sameeyaan dawladaha Somalia iyo Kenya, isagoo doonaya in maxkamadda ICJ lagasoo saari kiiska dhanka badda ee u dhaxeeya...

Qiimaha maciishadda ee Somaliland oo kor usii socota

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay sare-u-kac ku yimi maciishada la quuto ee dadku ay isticmaalaan, sida raashinka iyo...

Turkiga ayaa Imaraadka ku eedeeyay inuu rabshado ka abuurayo bariga dhexe iyo taageeridda kooxda...

Dawladda dalka Turkiga ayaa si wayn ugu eedaysay Imaaraadka Carabta, inay qas iyo rabshado ka waddo bariga dhexe. Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa...

Xabad Joojin Lagu Waddo in La Dhex Dhigo Kooxaha Ku Dagaalamaya Dalka Yemen

Qaramada Midoobay ayaa Qorshaysay in Xabad-Joojin Cusub Laga Bilaabo Magaalada Xudayda ee Dalka Yemen, Xabadjoojinta ayaa La Dhexdhigayaa Kooxda Xuutiyinta iyo Dawladda Aduunyadu aqoonsatahay...

TPLF oo soo dhawaysay xabbad-joojinta dawladu shaacisay

Tigraygu waxay soo dhaweeyeen xabad joojinta ay shalay ku dhawaaqday dawladda Itoobiya oo markii hore ahayd hal dhinac. Kooxda TPLF ayaa shaacisay in ay dhankeeda...

Jimcaha Oo Ay Naqon Doonto Maalinta Koowaad Ee Ciidda Fitriga

Maalinta Koowaad Ee Ciiddal Fitriga Ayaa Noqon Doona Jimcaha, Juun 15-Keeda, Waddamada Islaamka Intooda Badan Ka Dib Bishan Bisha Shawwal Oo La Arkay. Qadar, Imaraatka,...