Mudaharaad ka dhacay degmeda Buulaburte

Ugu yaaran hal qof oo shacab ah ayaa dhintay labo kalana dhaawac ayaa ka soo gaadhay kadib markii ciidamada ammaanka iyo dad shacab ah...

Maxaa loo xanibay gabadhii Ilhan Cumar af-lagaadaysay?

Gabadh lagu magacaabo Danielle Stela oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee waddanka Maraykanka ayaa la saaray xanibaad dhanka baraha bulshada ah. Akoonka ay ku...

18 muhaajiriin ah oo ku dhintay Mediterranean-ka

Dhimashada ayaa gaadhay 18 kadib markii la helay maydad kale oo ka hadhay doon todobaadkii lasoo dhaafay ku dhacday xeebaha jasiiradda Lampedusa ee waddanka...

Madaxwayne-ku-xigeenka Puntland, oo dallacsiiyay sarkaal geesi ah oo la nool HIV

Warar uu helay Saab TV, ayaa sheegay in madaxwayne-ku-xigeenka Puntland, Axmed-karaash uu u dallacsiiyay derejada ''Gaashaanle'', taliyaha saldhigga galbeedka ee magaalada Garowe, ninkaas oo...

Maxaa xilligan kusoo beegay Magacaabista iyo Xil-ka-qaadista uu sameeyay madaxwayne Muuse Biixi?

Wareegto madaxwayne, oo maanta laga soo saaray aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa u dhignayd sida tan: Wareegto Madaxweyne Ujeeddo: Xil Ka-qaadis Ku: Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax Wasiirkii hore ee...

“Cabdirashiid Riyo-raac waa miino loo dhigay madaxweynaha” Caligurey

Siyaasiga Cali-gurey oo ka tirsan xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye ayaa eedo u jeediyay gudoomiyaha cusub ee loo doortay komishanka lagu muransanyahay ee...

Halkay maraysaa doorashada maamulka Galmudug?

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Glamudug waxa ka socda dedaalo xoogan oo mar kale lagu dhexdhexaadinayo maamulka iyo Ahlku Sunna oo khilaafkoodu xoogaystay, kadib...

Dalkee ayay hawadiisu ugu khatar badantahay in lagu safro?

Safarada duulimaadyada hawada waxa lagu tiriyaa safarada ugu badqabsan ee aadamuhu uu galo dunidan casriga ah, balse wadmada qaar waxay ka mid tahay kuwa...

Golaha Wakiillada JSL, ayaa maanta ansixiyey Odoroska miisaaniyada Qaranka ee 2020.

Golaha Wakiilada JSL ayaa maanta ansixiyey Odoroska miisaaniyada Qaranka ee 2020. Golaha ayaa dood dheer ka dib waxay raaciyeen waxna ka bedeleen Miisaaniyadii dawladdu u...

Arsenal oo eriday Unai Emery

Kooxda Arsenal ee ka ciyaarta horyaalka waddanka Ingiriiska ayaa si rasmi ah shaqada uga caydhisay tababarihii kooxdaas. Unai Emery ayaa shaqaddan hayay muddo 18 bilood...

Madaxwayne Farmaajo oo Ka Degay Magaalada Addis Ababa.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Ka Degay Magaaladda Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.   Madaxwaynaha ayaa Ka Qayb Galaya Shirka 13aad ee Madaxda Dowladaha Xubnaha...

Muxuu Trump sawirkan uga jeeday?

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sawir ay dad badani siyaabo kala duwan uga fal-celiyeen soo dhigay barihiisa bulshada sida Facebook iyo Twitter. Donald Trump ayaan wali la...

Soomaali ku dhimatay dab ka kacay Minneapolis

Dad Soomaali ah ayaa ku dhintay dab ka kacay dhisme ku yaala magaalada Minneapolis ee waddanka Maraykanka. Dabka ayaa ka kacay dabaqa 14-naad ee...

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ka Shiraya Wax-ka Badal Lagu Samaynayo Dastuurka Soomaaliya

Mudanayasha labada   aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya   ayaa maanta fadhi wada jira ku meel marinaya  dib u eegista Dastuurka. Mudanayaasha ayaa wadajir uga dooday ...

Hargeysa: Xukuumadda oo joojisay shirarkii iyo xafladihii Hotellada lagu qaban jiray

Warqad soo gaadhay xafiiska warqabadka ee Saab TV, taas oo uu ku saxeexan  yahay guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex, ayaa waxaa lagu amray dhammaan mulkiileyaasha Hotellada...

Dawladaha iyo ururrada Somaliland taageera ”Deeq-bixi-yeyaasha”, ayaa walaac ka muujiyay doorashooyinka dib-u-dhacay

Qoraal kasoo baxay dawladaha iyo ururrada Somaliland daneeya ee taageera amaba lagu garan ogyahay magaca ''Deeq-bixiyeyaasha'', ayaa waxay walaac xooggan ka muujiyeen dibu-dhaca doorashooyinka...

Trump oo lagu casuumay dhagaysiga xil-ka-xayuubintiisa

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa lagu casuumay kasoo qayb galka dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah ee xil-ka-xayuubinta. Gudoomiyaha gudida cadaalada aqalka koongareeska oo ka tirsan xisbiga...

Burco: Tartanka ”Hibada iyo Hal-abuurka” oo saaka Burco ka furmay.

Magalada Burco, gaar ahaan Hotel HASS, wax saaka ka furmay  tartanka ''Hibo iyo Hal-abuur'', tartankaas oo ah mid lagu tartamayo hibada iyo hal-abuurka sida...

Xarunta shaybaadhka biyaha oo Hargeysa laga dhagax-dhigay

Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland ayaa dhagax dhigay xarunta shaybaadhka biyaha taasi oo laga hirgalinayo gudaha Wasaaradda Biyaha. Geesta kale, wasiirka ayaa furay tababar ay haayada...

Talis cusub oo laga dhisayo duleedka Beledweyne

Taliska militirga qeybta 27aadee ciidanka Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay talis cusub oo ciidanka xooga looga sameyanayo duleedka galbeed ee magaalada Baladweyne. Dhagax dhiga...