Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee lacagta badan leh ee abaalmarinta caalamiga ah ku guulaystay?

Magazine-ka caanka ah ee ''European CEO'' oo fadhigiisu yahay magaalada London ee dalka UK, ayaa ku abaalmariyay Aamina Xirsi Mooge inay tahay madaxa shirkadeed...

Shirkad Caan ah oo Dacwad Ka Gudbisay Maamulka Madaxwayne Trump.

Shirkaddda Hawei oo ah shirkadda ugu wayn ee gaar loo leeyahay ee dalka shiinaha ayaa dacwad ka gudbinaysa maamulka madxwyene Trump. Dawladda Maraykenka ayaa wax...

Shirkadda Telesom Ayaa Sheegtay In Ay Soo Kordisay Adeegyo Casri Ah

https://www.youtube.com/watch?v=rvw8T06WO1c

Mashruucii shiidaal baadhista ee laga daahfurayey magaalada Berbera oo hakad ku yimi!

https://www.youtube.com/watch?v=xnSUmD6G5H4&feature=youtu.be

Qiimaha lacagaha Doolarka Maraykanka ayaa hoos u dhacay dalka iran

Iran ayaa bilawday tallaabooyin cusub oo lacageed si ay u joojiso lacagta waddanka maraykanka , oo ah tallaabo loo arko in dib loogu naqonayo...

Shirkada Dahabshiil Ayaa Kaalin Wayn Ku Lahayd Qabsoomida Tartanka Oradka Dheer

https://www.youtube.com/watch?v=DP4YzMj4lW4&feature=youtu.be

Kuwait ayaa ku biirtay wadada dib-u-dhiska dalka Ciraaq, iyagoo ballanqaaday $ 2 bilyan

Kuwait ayaa amar ku bixisay in $ 1 bilyan oo dollar ah lagu daro $ 1 bilyan oo maal-galin ah oo lagu maal-galiyo Ciraaq,...