Da’yarka Tayada Wanaagsan Ee Bayern Leverkusen Leon Bailey Oo U Furan Inuu England Matalo...

Xulka qaranka Egland ayaa laga yaabaa iney waqti dambe u dhaqaaqaan xidiga da’da yar ee Bayer Leverkusen “Leon Bailey” si ay uga dhaadhiciyaan inuu...

Xulka 17-Jirada Somalia Ayaa Galabta Ciyaarta Kama Danbaysta Ah La Dheeli Doona Xulka Tanzania

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya Ee Ay Da,Diisu Ka Hooseyso 17-Ka Sano Ayaa Maanta Ciyaarta Kama Danbeysta Ah Ee Koobka Bariga Iyo Bartamaha Africa La...

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka salaasada Champions League

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka salaasada Champions League ee ay la ciyaarayaan Chelsea iyagoo wajihi doona Ciyaar kulul si ay u barbar dhigaan guulahoodii...

Dhaawac Xalay Soo Gaadhay Ciyaar Yahanka Reer Masar Ee Mo Saalax Oo Laga Dayrinaayo

Laacibka Kubadda Cagta Ee U Dhashay Dalka Masar Maxamed Salaax Ee U Dheela Kooxda Liverpool Oo Xalay Garabka Si Daran Uga Dhaawacmay Ciyaartii Kama...

Halkee La Kala Marayaa Tartanka Gooldhalinta Horyaalka La Liga

Lionel Messi ayaa kulamadii ugu danbeeyay joojiyay gool dhalintii uu xili ciyaareedkan sida wayn hogaanka tartanka gool dhalinta La Liga uu ugu soo hayay...

West Bromwich Albion ayaa todobaadkii isbuucaan ku soo badisay laba gool

West Bromwich Albion ayaa todobaadkii isbuucaan ku soo badisay iyadoo 2 Gool inkastoo Southampton ay dhalisay Goolal qeybtii hore si ay u gaarto wareega...

Kalinic oo ku biiray Atletico Madrid

Kooxda Atletico Madrid ayaa lasoo wareegtay weeraryahanka kooxda AC Milan Nikola Kalinic iyo xulka Croatia Nikola Calinic. Kalinic oo ah 30 jir ayaa saxiixay heshiis...

Kooxda Man United oo 2/0 kaga badisay kooxda Huddersfield wareega 5-aad ee tartanka FA...

Kooxda Man United oo 2/0 kaga badisay kooxda Huddersfield wareega 5-aad ee tartanka FA Cup-ka   Weeraryahanka Lumelu Lukaku ayaa dhaliyay labada gool ee ay Red...

Horyaalka Premier League Ee 2018/2019: iyo Magacyada ku soo biiray

Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa furmaya, ka dib markii uu furnaa suuqa kala iibsiga cayaartoyda ee xilliga xagaaga. Inkastoo aysan jirin tiro aad u...

Messi oo noqday kabtanka Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Lionel Messi uu noqday kabtanka cusub ee kooxda, kadib marki uu naadiga ka tagay kabtanki hore Andres Iniesta. Bayaan...

Wasaarada Amniga Somalia Oo Amaro Kusoo Rogtay Garoomada kubada Cagta

Wasaaradda Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtey ganacsatada  leh garoomada kubada cagta lagu ciyaarayo baaqaasi oo ku aadana in aan la aqbalin hadal ka...

Liverpool oo Ciyaartii Xalay Garaacday Kooxda Red Star Belgrade

Kooxda Liverpool ayaa xalay 4-0 ku garaacday kooxda Red Star Belgrade. Laba ka mid ah goolasha waxaa dhaliyay Mohamed Salah oo hadda noqday laacibkii...

Neymar Jr. Ciyaaryahan mustaqbal wanaagsan kul leh kooxda PSG

Aabaha dhalay ciyaaryahanka u dhashay waddanka Brazil ee Neymar oo haatan weerarka uga ciyaara kooxda kubada cagta ee ka dhisan dalka France   Paris Saint-Germain  oo...

Ciyaar yahan caan ahaa oo geeriyooday isaga oo waajahaya loolan adag oo kubadeed.

Naadiga Kubada cagta ee Turkish, Amateur club ayaa xaqiijiyey inuu geeryooday mid kamid ah ciyartooyga u ciyaara oo u dhashay wadanka Nigeria Mr, Ekundayo...

Wararkii Ugu akhriska badnaa