Dawladda Jabuuti oo ka Jawaabtay hadal madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Eritrea

War qoraal ah oo ka soo baxay safaarada Jabuuti ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Jabuuti siweyn uga naxday hadal uu dhawaan madaxweynaha...

Iiraan Oo Dalalka Carbeed Ku Eedeeysay Weerar Lagu Qaaday Ciidamadeeda

Hogaayiha Ruuxiga Ah Ee Dalka Iiran, Ayatollah Khamenei Ayaa Sheegay In Weerarkii Lagu Qaaday Meel Ay Gaado Ka Cayaar Kusoo Bandhigayeen Militariga Koonfurta Galbeed...

Australia oo Magaaladda Qudus u Aqoonsatay Caasimadda Israa’iil.

Ra'iisal Wasaaraha Dalka Australia, Scott Morison, ayaa Sheegay in Dawladdiisu ay Galbeedka Magaalada Qudus u Aqoonsatay Caasimada Israa'iil, Balse Wuxuu Sheegay in aan Safaaradooda...

Mareykanka iyo Canada oo gaadhay heshiis ganacsi

Kaddib wada-hadallo xooggan oo daqiiqaddii ugu dambeysay la isla gaadhay ayaa Mareykanka iyo Canada waxay gaadheen heshiis ganacsi, ka hor inta aan la gaadhin...

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Qaramada Midoobay

https://www.youtube.com/watch?v=DkF1vByexZU

Wararkii Ugu akhriska badnaa