siyaasadda Dalka Mareykanka ayaa fashilantay kadib markii ay sii socotay eedeynta ah in koox dhallinyaro Ruush ah, lagu eedeeyay in ay ku lug lahayeen doorashadii madaxwaynaha maraykanka ee 2016.

 

Arrintaasi waxay ka hirgelisay shirkii Amaanka Dunida dood siyaasadeed subaxnimadii axadda.

 

Madaxweynaha Donald Trump ayaa Bartiisa Twiterka ku sheegay in uu Helay dhowr fiidiyoow oo ka soo horjeestay eedeeymaha ah in ololahiisa uu ku lug lahaa Moscow.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga