KODAK Digital Still Camera

Golaha Aqalka Sare Ee Somalia Ayaa Guddi U Saaray Khilaafka Ka Dhex Taagan Golaha Shacabka Somalia,

Kulanka Oo Ahaa Mid Ay Albaabadu U Xidhnaayeen Ayaa Markii Uu Soo Dhamaaday Waxaa Warbaahinta La Hadlayay Xog-Hayaha Guud Ee Aqalka Sare Cali Maxamed Jaamac, Kaasoo Sheegay In Aqalka Sare Ay Soo Jeedinayaan In Xasiloonidii Iyo Degenaashaha Golaha Shacabka La Soo Celiyo,

Beesha Caalamka Ayaa Iyaguna Walaac Ka Muujiyay Khilaafka Siyaasadeed Ee Baarlamaanka Iyo Xukuumadda, Waxaana Ay Ku Baaqeen In La Xaliyo,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga