Saraakiil ka kala socda shan dal oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya ayaa ku sugan caasimadda Uganda, iyagoo ka wada xaajoonaya qorshaha ay ciidamadooda kala baxayaan Somalia dhamaadka sannadka 2020.

Shirkani Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Madaxwayne Farmaajo Ayaa Dadaal Badan Galiyay Tayayntsa Ciidamada Somalia.

Ciidamada AMISOM ayaa la dagaalamayay dagaalyahannada al-Shabaab muddo 10 sano ah.

Dawlada Somalia Ayaa Mudooyinkii U Danbeeyay Isku Diyaarinaysay Sidii Ay Ciidamada Soomaliyeed Amisom Ugala Wareegi Lahyeen Amaanka Dalka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga