Dad Badan ayaa La Sheegay in ay Ku Dhinteen Weerar Argagixiso oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Christchurch ee dalka New Zealand.

Qof hubeysan ayaa Weerar Ku qaaday Masjid lagu magacaabo Al-Nur oo ku yaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand.

Warbaahinta Qaar ayaa Sheegaysa in Weerarkan ay ku Geeroyoodeen Dad Soomali ah oo Ku Cibaaday Sanaayey Gudaha Masjidka, Magacyadda Dadka Soomaalida ee Ku Geeroyooday Weerarkan ayaa Kala ah : Sheekh Muuse Nuur Cawaale, Sheekh Cabduqaadir iyo waliba Cabdullaahi Aadan Diiriye sidoo kale waxaa weerarka ku dhaawacmay Aabihii Aadan Diiriye.

Dadka Masaajiska Fadhiyey oo Sugayey Gudashadda Waajibaadka Salaadda Jimcaha, ayaa Mar Kaliya Ku Baraarugay Rasaasta uu adeegsanayay shaqsiga weerarka geystay.

Ciidamadda Booliska Waddanka New Zealand ayaa Wali Ku Daba Jira Shakhsiga Weerarka Gaystay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga