15-kamid ah Ururka Alshabaab ayaa dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii xalay duqeyn lala beegsaday Tuulada Hargeysa Yarey ee Gobalka Jubad Dhexe halkaas oo ay ku shirsanaayeen ku dhowaad 30 ka tirsan Ururka Al-Shabaab. sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen ilo muhiim ah.

Duqeynta ayaa ka dhacday meel 11-km qiyaastii u jirta tuulada Hargeysa Yarey, wararka ayaa intaa ku daraya in ilaa sadex gantaal oo xoogan lagu dhuftay goobta.

Duqeymaha Lagu Beegsanayo Ururka Alshabaab ayaa maalmahan si isdaba joog ah u Socday.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga