waxa maalmihii u dambeeyay ka dhaca magaalada muqdisho qaraxyo isxiga, iyada oo qaraxyadaasi loo adeegsanayo gaawaadhi laga soo buuxiyey walxaha qarxa.
qaraxani maanta ka dhacay magaalada muqdisho ayaa ka dhashay kadib markii gaadhi ay saarnaayeen ciidamada milatarigu la beegsaday miino nooca dhulka lagu aaso ah
inta la oghayah waxa qaraxani ku dhintey hal askari iyo qof shacab ah, halka 1 askari iyo laba qof shacab ah ay ku dhawaacmeen.